Naseex CJ

Naseex CJ war ilahay ka baqa

Ilahay ha unaxariisto abwan jama kadiye oo duqayn muuse bixi ladhacay laascaanood ku geeriyoodayᴀʟʟᴀ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ ᴀʙᴡᴀᴀ...
16/08/2023

Ilahay ha unaxariisto abwan jama kadiye oo duqayn muuse bixi ladhacay laascaanood ku geeriyooday
ᴀʟʟᴀ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ
ᴀʙᴡᴀᴀɴᴋᴀ 😭😭

Shiikhan silsiladu ku xidhantay wuxuu u dhashay wadanka bakistaan waxa loo haystaa roob-doon ayuu tujiyay markuu duceeya...
29/06/2023

Shiikhan silsiladu ku xidhantay wuxuu u dhashay wadanka bakistaan waxa loo haystaa roob-doon ayuu tujiyay markuu duceeyay ee salaadii ka baxay ayaa roobkii meel walba kasoo hooray shiikha waxa loo haystaa khasaaraha ka dhashay roobkaas. roobku wuxuu gaystay waxyeelo nafeed iyo mid hantiyeed shiikha waxa lagu yidhi wixii naf baxday iyo wixii hanti luntay waa korkaaga aduunka hadaad sii joogto wax kasta waad arkaysaa

Bal kawaran Arintaan?😭😭😭

Fallow Isodhaha Alle Dartiisa ama Iguso Darso si Aan Ku Aqbalo Mahadsanid 🙏 💖

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, Sh.Roobow: "Somaliland hal fal waa ka fulin karin la' yihiin [Al-Shabaab] sabab...
21/08/2022

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, Sh.Roobow: "Somaliland hal fal waa ka fulin karin la' yihiin [Al-Shabaab] sabab kale ma aha dadkeedu isku si ayey amniga uga shaqeeyaan, islaanta caanaha gadda ilaa askariga."

Ikhtiraac Cajiib ah!Professor South Korean ah ayaa hindisay Suuli/Musqul Saxaradda u bedelaya Tamar oo dadka ka iibsanay...
21/08/2022

Ikhtiraac Cajiib ah!
Professor South Korean ah ayaa hindisay Suuli/Musqul Saxaradda u bedelaya Tamar oo dadka ka iibsanaya. Qofkii ku saxarooda 500g/day waxa uu u bedelayaa Tamar dhan 50 litre oo Gaaska Methane oo dhalinaysas shidaal aad isticmaali karto 0.5KM/H.
Dadka Suuligan isticmaala ayaa dib lacag looga siisanayaa Xaajadooda iyadoo lacagaha Digitalka ah loogu dirayo isla judhiiba.

21/08/2022
DEG DEG ~ Haweenay ninkeeda ka jartay xubinta taranka isagoo hurda ayay xidheen booliska Libya kadib markii uu la guursa...
21/08/2022

DEG DEG ~ Haweenay ninkeeda ka jartay xubinta taranka isagoo hurda ayay xidheen booliska Libya kadib markii uu la guursaday.

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, oo booqasho markii ugu horaysay ku tagay Dalka Ukraine tan iyo markii u...
20/08/2022

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, oo booqasho markii ugu horaysay ku tagay Dalka Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka culus ee uu dalkaas ku qaaday Ruushku ayaa la kulmay Madaxweynaha aaminsan in dalkiisa loo awood sheegtay ee Ukraine Volodymyr Zelenskyy.

Madaxda labada dal oo uu weheliyo xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay Antonio Guterres, ayaa qalinka ku duugay heshiisyo ay kamid yihiin in Ukraine la gaadhsiyo tageero kala duwan oo ay ugu horayso dib u dhiska Magaalooyinka iyo Buundooyinka Dagaalka ku burburay ee Dalkaasi.

Qofka aad sida dhabta ah isku jeceshihiin, isku dareentaan, isku weheshataan wakhti kasta, meelkasta, iyo xilikasta. sik...
23/07/2018

Qofka aad sida dhabta ah isku jeceshihiin, isku dareentaan, isku weheshataan wakhti kasta, meelkasta, iyo xilikasta. sikasta oo aad isku dagaashaan marnaba makala tagtaan waayo waxaa jira wax labadiinaba idinka awood badan oo lafaha iyo dhuuxa idiinkaga jira. waxaasna waxaa lagu magacaabay....... xasha buuxi meelaha banaan. Cj

Sheeko Gaaban.Nin ayaa u soo galay xaaskiisi oo Jikada cunto ugu diyaarineysa wuxuu ku yiri, "Waxaan casho ka doonanayaa...
23/07/2018

Sheeko Gaaban.

Nin ayaa u soo galay xaaskiisi oo Jikada cunto ugu diyaarineysa wuxuu ku yiri, "Waxaan casho ka doonanayaa Xaaska labaad"
Ma helin fursad uu ugu sharaxo in ay tahay Makhaayad cusub la furay oo magacaa loo bixiyay.
Hada wuxuu ku jiraa Hospital-ka isagoo ka soo kabanaya jug iyo gubasho ka soo gaartay Digsi dabka saarnaa oo madaxa lagaga dhuftay.
Wuxuu fariin u diray raggi kale "Ha ula tagina hadal aan dhameystirnayn ama kaftan nacaseed Xaaskiina weliba goortii ay Jikada ku jirto CJ

23/07/2018

Qofka aad jeceshahay waligaa k**a fogaatid xitaa haddii ay jiraan 100 siyaabood ee uu ku xun yahay. Qalbigaaga k**a waayi kartid erayo macaan oo aad wadaagteen maalmihii iftiinka badnaa
Aniga iyo adigana rabi ha isku ken dyo f&N CJ

Aabihii Millionaire-ka ahaa ee Dunida ka yaabiyay!!ESCOBAR waa aabe taajir ah una dhashay wadanka Colombia. Maalin maalm...
23/07/2018

Aabihii Millionaire-ka ahaa ee Dunida ka yaabiyay!!

ESCOBAR waa aabe taajir ah una dhashay wadanka Colombia. Maalin maalmaha ka mid ah wuxuu gubay 2 Million oo doolar si uu ugu kuleyliyo gabadhiisa yar ee TATA oo dareemaysay Qabow. Cj

Address

Itawa
Ndola

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naseex CJ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share