Awdal waa somaliland

  • Home
  • Awdal waa somaliland

Awdal waa somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awdal waa somaliland, Musée d’art, .

03/04/2025

Xaaji ibraahin caydiid al xaqiiqa waa gudoomiha suti gaashan oo ka hadlaya inay waalidii faleid stat ay kaniisadaha ka dhamaan laayihiin oo diimuhu iskaga khaldameen

03/04/2025

Somaliland waxay xoriyad qaadatay 26.jun 1960
01.jully 1960 waxay gashay midaw aan sharci ahayn kaas oo ay ku midoobeen somalia iyo somaliland oo dawladaa la odhan jiray
Somali ripoblic
Xeer jinsigeeuna ahaa 28
Ka hor midawga xeerarka jinsigu waxay kala ahaayeen
Somaliland xeer jinsiga oo ahaa no.9
Halka somalia uu ahaa xeerka jinsigu no.15
Labada xeer waalaga guuray waxaana la sameeyay oo lagu midoobay somali ripoblic xeer no 28
Waxay duntay dawladaasi 1991
Somaliland waxay ku soo laabatay xeerkeedii iyo xadkeedii oo ilaa maanta ay haysato
Ma jirto meel ay somaliland kaga mid noqotay somalia ama somalia ay kaga mid noqotay somaliland daka yidaa dalka somalia waa eray beena oo lagu qarinayay xoriyadii iyo taariilhda somaliland waana arinta ilaa maanta ay inagula dagaalamayaan iyagoo sheegasho beena meel walba la taagan lkn hada xaqii ayaa yimid oo beentoodii fashilantay
Guul qaranka jsl

Aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga guri somaliland socotay illahaybaana la jira waxaananu haysaa oo illahay noogu ...
03/04/2025

Aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga guri somaliland socotay illahaybaana la jira waxaananu haysaa oo illahay noogu deeqay hogaamiye yaal dalkooda iyo dadkoodaba u daacada mashallah
Wataa la kala saaray ee lagu cadeeyay mapka dalalka laga mabnuucay maraykanka faleid stat somalia 🤣🤣

03/04/2025

Guul guul qaranka jsl marhadii yam yam iyo qadaadwayn aan afka dhulka u galinay oo ay ku meeraysanayaan kaniisadaha waliba iyagoo lacag doonaya inay ku iibsadaan baadariyada
Qaranka jsl waa dal muslin ah waxaana ku cad calanka ka babanaya oo ka turjumaya diintooda gaal iyo islaamna way ogyihiin inaan somaliland diin kale ka jirin
Faled stat midabo badanaa

29/03/2025

Faleid stat somalia oo meel walba ju fashilantay dhaqaalihiina laga goostay 🤣🤣🤣🤣

Warbaahinta Aljezera oo ay maal geliso Qatar 🇶🇦 oo qaranimada iyo jiritaanka somaliland ku lidi ah Ayaa hadal munafaqad ...
19/03/2025

Warbaahinta Aljezera oo ay maal geliso Qatar 🇶🇦 oo qaranimada iyo jiritaanka somaliland ku lidi ah Ayaa hadal munafaqad iyo kicin carbeed ah qortay
Oo been abuura hadalkii wasiirka arimaha Dibada somaliland oo ahaa wadahal aqoonsi baa ka Horeeya bedelay shacabka somaliland dhagaraha Cadawga ee la maalgalinayo ka feejignaado Qoralka wasiirku waka h**e kan dambe waa been

12/03/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Faarax Adeec, Dambal Herarji Wb, Amiin C Gorse, Capdiraxman Izmciil, Abdisalaan Cige Cubeesh, Muxiyadiin Faarah

Address


Telephone

+4915214579186

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal waa somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment?

Share