Maandeeqa

Maandeeqa Maandeeqa

05/21/2018

“ Waa ay kulmeen 2da wasiir. Wasiirada Kenya waa ay sheegtay wadahadalka u socda, balse wasiir Cawad waa q...

05/21/2018

“Canshuurta ugu badan ee dalka in shacabka reer Muqdishu bixiyaan adeega aay helaana uu sidan yahay isma qabato ee isbedel mug leh ayay reer Muqdishu u baahan yihiin https://t.co/tLCce3kVBo”

05/20/2018

Dhulka soomaalida waxaa beryahaan si is daba joog ah uga socday roobab mahiigaan ah oo naf iyo maalba galaaftay nimco kastana nusqaanteeday leedahay waana wax ilaahey loogu xamdiyo.
Nimcadaas iyo dhibaatadeeda yaan waji siyaasadeed loo badalin oo durnaba waxaa bilowday in wax u qabashadii laga hormariyo igu sawir dadka ay roobabka dhibaatada ka soo gaartay waa dhamaan gobolada soomaaliya hana loogu gurmado si siman

03/13/2018
Waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa walaalkey weriye Mahamad Olaad Hassan oo ku geeriyooday magaalada moqdisha isgoo xanuu...
02/24/2018

Waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa walaalkey weriye Mahamad Olaad Hassan oo ku geeriyooday magaalada moqdisha isgoo xanuun degdeg ah kadib u geeriyooday waxaana ilaahey uga baryayaa naxariis iyo jantul fardowsa ehelkiisana in samir iyo iimaan rabi ilaahey siiyo

Address

Seattle, WA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maandeeqa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category