Mck Official

Mck Official Dhacdooyin iyo Madadaalo

Nolosha tartankeeda ugu weyn ma aha dadka kale, ee waa naftaada. Haddii aad maanta ka wanaagsan tahay shalay, waxaad ku ...
09/11/2026

Nolosha tartankeeda ugu weyn ma aha dadka kale, ee waa naftaada.

Haddii aad maanta ka wanaagsan tahay shalay, waxaad ku jirtaa waddadii horumarka.

Jumco wanaagsan asxaabtayda.đź‘‹

09/11/2026

Xanuun badnaa markaa qof aad jeceshahay uu kaa tagaayo.

09/10/2026

Adinkoo labo qof ah hadii la isku kiin xiro sidaan isku xaliya.

Asxaabta, yaa haya PDF-ka buuggan?Waxaan raadinayaa buugga “Xarigga Ilaahey” ee uu qoray Cabdul-Qaadir Mahdi (Gallaad). ...
09/10/2026

Asxaabta, yaa haya PDF-ka buuggan?

Waxaan raadinayaa buugga “Xarigga Ilaahey” ee uu qoray Cabdul-Qaadir Mahdi (Gallaad).

Buuggu wuxuu ka hadlayaa ku xirnaanshaha alle, midnimada iyo isku duubnida Muslimiinta.

Waxaana cinwaankiisa lagu xusay aayadda Qur’aanka ah: “Qabsada xarigga Alle dhammaantiin, hana kala tagina.”

Haddii qof uu hayo PDF-ka buugga oo dhammaystiran, fadlan iigu soo dir inbox-ka ama halkan igula wadaag, aad baan ugu baahanahay.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

09/10/2026

Nin abti ku yiri sidee iilka ugu quurtay aaway damiirkii aaway diintii!.

09/08/2026

Hal Mar Aan Ku Wada HadaLno Luuqada Abwaan Hadraawi

Me : Nin Ku Yidhi Sinaan Mayno Adna Diid SaraynTiisa.

Adduun laguma waare ha dayicin salaadaha.
09/08/2026

Adduun laguma waare ha dayicin salaadaha.

Wax kasta waxaa ka muhiimsan saa naftaada u aaminto.Waligaa ha iska shakin bro/sis.Marna qof hadalkiisa yuu ku badalin o...
09/08/2026

Wax kasta waxaa ka muhiimsan saa naftaada u aaminto.

Waligaa ha iska shakin bro/sis.

Marna qof hadalkiisa yuu ku badalin oo hamigaga yaadan ku seegin.

Fadhiga halaga kaco🫡

09/07/2026

Gabadhu Aabaheed Waa Geesigeeda Ugu Horreeya.

09/06/2026

TALENT-KA SOOMAALIDA WAA BADAN YAHAY!

Maanta dhalinyaro badan ayaa sameynaya heeso, filimo, sawirro iyo content hal-abuur leh.

Su’aashu waxay tahay:

Maxaa ka dhiman si talent-kooda loo gaarsiiyo heer caalami? 🌍🔥

Aragtidaada nala wadaag. 👇

Address

Seattle, WA

Telephone

+12067715235

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mck Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Mck Official:

Shortcuts

Share