Walaalaha Oregon

Walaalaha Oregon Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Walaalaha Oregon, Portland, OR.

01/18/2013

Viva Walaalaha Oregon

12/27/2012

Congratulations to my boys Tawakal fc....well dones Champs.

04/04/2012
03/27/2012

Hellow People, Please invite your friends to like our page. We are working on our first music cultural and will update you with the latest. Via-Walaalaha Oregon

Amzing Dhanto Song
03/27/2012

Amzing Dhanto Song

waa dhaanto si casri ah lootumay Ilike this song

let's us to see much pain engulfed in our hearts. The bullet holes leave our bodies so scaredAnd the knife, wounds in pl...
08/11/2011

let's us to see much pain engulfed in our hearts.
The bullet holes leave our bodies so scared
And the knife, wounds in place of our dreams.
Life are not as simple as it seems.
In fact life is so complex and intricate:
That when u begin to think you have the jest of it because u don't have any idea what those people going through.

OOOMMMG what can we do dhalinyaree... dhalinyaree hadii anu isnidhahno daab shida lakin anu afufno dabaska waa dhib...so...
08/10/2011

OOOMMMG what can we do dhalinyaree... dhalinyaree hadii anu isnidhahno daab shida lakin anu afufno dabaska waa dhib...so if we act were leaders today and when the time coming we do nothing it's going to be big problem so the more us to be together is the better chance we can make it different..............

This short film offers a glimpse into the lives of six children who fled Somalia in 2002 for Nairobi after their mother disappeared and their father and gran...

Tiro dhinacyada dagaallamaya ah ayaa ku dhintay dagaal ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho oo u dhexeeyay ciidamada dowlad...
08/10/2011

Tiro dhinacyada dagaallamaya ah ayaa ku dhintay dagaal ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho oo u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG ah iyo al-Shabaab. Dagaalka ayaa wararku sheegayaan inuu ka dhacay agagaarka jidka warshadaha.

Deegaanka Deyniile oo ah goobaha weli kusii jira gacanta al-Shabaab ayaa wararku ay sheegayaan in xalay dukheyn culus ay u geysteen ciidamada AMISOM, walow aan la ogeyn khasaaraha ay geysteen.

Shir ay yeesheen Golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya, ayaa waxa looga hadlay xaaladda ammaanka.

Qoraal saxaafadda loogu talagalay oo ka soo baxay xukuumadda kadib kulankaai ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan dhalinyarada ka tirsaneyd Shabaab.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay qaadeen taloobooyin lagu xaqiijinayo amaanka hantida taala suuqa bakaaraha si aanay b**b iyo bililiqo halkaasi uga dhicin.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo u warramayay BBC ayaa sheegay inay sugayaan ammaanka suuqa Bakaaraha.

08/10/2011

support us please

Hayadda Qaramada Midoobay ee qaxootiga UNHCR ayaa diyaarad ku gayasay gargaar Muqdisho, gargaarka ayaa loogu tala galay ...
08/10/2011

Hayadda Qaramada Midoobay ee qaxootiga UNHCR ayaa diyaarad ku gayasay gargaar Muqdisho, gargaarka ayaa loogu tala galay dadka abaarta ay saamaysay ee Muqdisho.

Duulimaadkii ugu h**eeyay ee ay Muqdisho ku samayso UNHCR ayuu ahaa mudo shan sano.

Diyaarada ayaa waday soddon iyo kow Tan oo bacyaasha roobka, maryaha la huwado iyo alaabta cuntada.

Qaar ka mid ah ciidamada dowladda ayaa toddobaadkii h**e weerar ku qaaday xero qaxooti, iyagoo xaday cuntadii gargaarka dhowr qofna ay dhinteen.

Allow Rabiyow Xilimay Somali hagagi doonan
08/10/2011

Allow Rabiyow Xilimay Somali hagagi doonan

Buraanbur wadani ah oo qiiro leh

Address

Portland, OR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaalaha Oregon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share