Baraavo

Baraavo Kuso dhawaaw ( Baraavo )
kunaso so biiri fikir ama Video ado mahadsan
Thanks dhamaan🥰

08/29/2026

Heeeey what’s up?

Ninkani waa gechow andergachow, madaxweyinihii h**e ee Amxaarada, wasiirkii h**e ee Arimaha dibadda, Lataliye h**e ee Ab...
08/26/2026

Ninkani waa gechow andergachow, madaxweyinihii h**e ee Amxaarada, wasiirkii h**e ee Arimaha dibadda, Lataliye h**e ee Abiyi. Waxa ay kaamaradu qabatey isaga oo ka shaqeyna meel baabuurta la dhigto(parking). Muqaalkaas ayaa baraha bulshada aad ugu baahay.

Bal waxa aad barbardhigtaa qof Soomaaliya oo kaliya saddexdaas xil midkood ama ka hooseeya soo qabtey? Waxa uu dhacayaa lacag intuu dhici karo, shaqo xalaala oo rasmiya inuu qabtana haka yaabin.

08/11/2026

Habeendanbe wan ku daawayna waliba 90 ka

After comment ka fiiri
08/04/2026

After comment ka fiiri

Kusaliya suubanaha scw Like 👍🏾 wa free
08/04/2026

Kusaliya suubanaha scw

Like 👍🏾 wa free

Maxkamad diiddey in yaxaasyo la geliyo xabsiyo ayku xiran yihiin Falastiiniyiinta u xiran Israa'iiil!Mid kamid ah ficill...
08/03/2026

Maxkamad diiddey in yaxaasyo la geliyo xabsiyo ayku xiran yihiin Falastiiniyiinta u xiran Israa'iiil!

Mid kamid ah ficillada yaabka leh ee madaxda nidaamka Yhd-da ayaa maxkamad ku taal isla Israa'iiil hor istaagtey, waxaase ka yaab badan sababta ay u hor-istaagtey (Ma aha in Falastiiniyiinta loo turay)!

Wasiirka amniga nidaamkaas Itam Ben-Gvir ayaa qorshayey in xabsiga Ketzion Prison lagu magacaabo ee Falastiiniyiintu ku xiran yihiin lagu xereeyo Yaxaasyo (Crocodiles) si loogu ciqaabo maxaabiista.

Hase yeeshee maxkamad ayaa diiddey kadib markii codayn maxalli ah oo ay samayeen dadka xuquuqda xayawaanka u dooda loogu codayey in tallaabadani xawayaankaas waxyeeli doonto! Ma aha iney maxaabiista waxyeeli doonto, yaxaaska bed-qabkiisa ayaa loo turay! - Al-Jazeera..

07/19/2026

Argentin aya aaadaysa kobkaan waliba 2-1 meel ku qora

Africa oo matalaysa France 🇫🇷 aya reebtay walaheen Maroco
07/10/2026

Africa oo matalaysa France 🇫🇷 aya reebtay walaheen Maroco

?
07/06/2026

?

07/05/2026

Ninkii u h**eeyay ee ibliis ka waalay

Address

Windermere 22 Triq San Tumas
Ohio City, OH
LQA1933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraavo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category