Bashi Omar

Bashi Omar Journalist, Political and Security Analyst
(10)

06/12/2026

Nabsigii Ramlo oo kasoo baxay Omar Artan

safar kasta oo guul leh wuxuu leeyahay caqabado. Warar soo baxay ayaa sheegay in Omar Artan loo diiday gelitaanka Marayk...
06/09/2026

safar kasta oo guul leh wuxuu leeyahay caqabado. Warar soo baxay ayaa sheegay in Omar Artan loo diiday gelitaanka Maraykanka, inkastoo uu watay baasaboor diblomaasiyadeed. Arrintan ayaa dhalisay dood iyo hadal-hayn ballaaran, iyadoo taageerayaal badan ay la yaabeen sida shaqsi sumcad caalami ah leh uu ula kulmi karo xaalad sidan oo kale ah.

Inkasta oo faahfaahinta dhacdadaasi aan si buuxda loo shaacin, haddana hal xaqiiqo ayaa taagan: Omar Artan wuxuu horey uga mid noqday magacyada ugu waaweyn ee garsoorka Afrika.

Qisadiisu waa sheeko ku saabsan adkaysi, himilo iyo qof ka yimid Soomaaliya oo dunida tusay in kartida iyo dadaalku aysan lahayn xuduud.

Maanta, Omar Artan ma aha oo keliya garsoore. Waa astaan muujinaysa in riyada Soomaaliyeed ay gaari karto heer kasta oo caalamka ah.

Marka taariikhda garsoorka Afrika la qoro, magaca Omar Artan wuxuu ka mid ahaan doonaa kuwa aan sahlanayn in la illoobo.

Dhawaan Waxaan Baahin Doono sheeko wax badan iftiiminayso oo ku saabsan Sababta ay dhacdadaan u dhacday ma Wax cumar ku kooban baa ma horey ayee dhacdo noocaan camal ah u dhacday isha ku haay Boggaan

06/03/2026

Dagaal culus oo ka socda muqdisho Xassan Sheekh oo weerar ku qaaday Kheyre

06/02/2026

Ruto iyo Xasan Sheekh? Kiiska Sacdiya Bajaaj oo I xiran Xasan Sheekh

05/08/2026

Madaxtooyada intaan lagaa soo jiidin xasan sheekh waa in uu kasoo baxaa.

05/05/2026

Aabbe wiilkiisa xasan sheekh u xiray maxaa ii dhaliishey?

05/04/2026

15 May Maxaa dhici Kara?

05/03/2026

Magacyada Ikraan Tahliil iyo Sacdiya Bajaaj Caddaalad la raadinayo mise olole siyaasadeed?

04/25/2026

Mucaaradka soomaaliya oo sacdiya Bajaaj u hiiliyey

04/24/2026

Sacdiya Bajaaj iyo jihaan ma isku xaq baa?

Address

United State
Minneapolis, MN
55410

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashi Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Bashi Omar:

Share