HAMSE online

HAMSE online Madia

07/17/2026
04/24/2026
04/23/2026
Online
04/23/2026

Online

Wasaaradda qorshaynta  Somaliland ayaa sheegtay in dadka reer Somaliland tiradoodu marayso 6.3 Million qof taas oo ah wa...
04/21/2026

Wasaaradda qorshaynta Somaliland ayaa sheegtay in dadka reer Somaliland tiradoodu marayso 6.3 Million qof taas oo ah warbixintii ugu dambaysay ee laga sameeyo bulshada ku dhaqan Somaliland.

2024-kii xukuumaddii madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku dhawaaqday in dadka reer Somaliland noqdeen 6.2 Million oo qof, waxana halkaas ka muuqata in laba sano gudohood dadka Somaliland sameeyeen korodh dhan 100 kun oo qof.

Tan ayaa ka dhigan in dadka reer Somaliland tiro ahaan ka horreeyaan waddamada Djibouti iyo Eritrea oo ka mid ah dalalka dhaca gobolka Geeska Afrika.

Sidoo Somaliland ayaa dad ahaan ka badan waddamada Qadar, Kuwayd iyo Baxrayn.

Gallaydh TV

Address

HARGEISA
Harg, MO
202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAMSE online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category