AMIN; Baynu joognaa Afka Hooyo nacas yahay

AMIN; Baynu joognaa Afka Hooyo nacas yahay AMIN; Baynu joognaa Afka Hooyo nacas yahay ~ Mohamed Shukri

Waxa aan Shaki ku jirin maanta in af-keenii Hooyo uu gebi ka laalaado; Sababo un kuligood loo qaateen ah mid walibana tan kale ay barataar u tahay oo ay isku wada xidhiidhsan yihiin; Waa sababta si dhow iyo si fogba aan u doonayno in aan baahino, qorno, boogaadino cid walba oo umuurtaa u taagan. Sida runa sidaan qabo
Sida marag ma doonto ah
Sida aanu muran iyo
Sarif kale banaaneyn
Afka hooyo waa sumad
Sifo weeye jiritaan
Iyo Sees gobanimo
~ Mohamed Shukri

10/22/2025

Elmi’s Encyclopedia of S*x, S*xuality,
and Well‑Being

Elmi’s Encyclopedia of S*x, S*xuality, and Well‑Being is committed to compiling and disseminating rigorously evidence‑based scholarship on s*x, s*xuality, and s*xual health. It is designed to advance holistic well‑being—physical, emotional, mental, and social—by covering topics from anatomy, physiology, disease prevention, and therapeutic interventions to s*xual rights, consent, identity, and pleasure. The encyclopedia’s objective is to inform and destigmatize, to support individual autonomy and respectful relationships, and to promote equitable access to medical, psychological, and social care so that all individuals may lead s*xual lives with safety, dignity, and health.

Additionally, the work offers a specialized, interdisciplinary reference tailored for medical students, clinicians, and toxicology professionals. It places special emphasis on the biological, pharmacological, and toxicologic dimensions of s*xual health—addressing how disease, medications, chemicals, and environmental exposures influence s*xual function and dysfunction. Its goal is to equip clinicians, researchers, and toxicologists with the scientific insight necessary to diagnose, treat, and prevent s*xual disorders; to integrate s*xual health into patient care with precision and ethical sensitivity; and to uphold patient autonomy, safety, and dignity across diverse populations.

Info; NHSU.US | Photo; CCHER

DHILAN IYO KABA-CALAF MAXAAKALA GAADHAY¿! Oday Codorash oo goor dambe wax yar un ka hor aadaankii salaada asar is-duu-du...
07/18/2024

DHILAN IYO KABA-CALAF MAXAA
KALA GAADHAY¿!

Oday Codorash oo goor dambe wax yar un ka hor aadaankii salaada asar is-duu-duubay oo isu diyaariyey in uu show walax bartood indhaha damuujiyo ayaa Kaba-calaf u gacan haatiyey oo yidhi [eee casarka dabadiisa halkan ayeey ka bisishahay ee yaan lagu waayin]!

Show waa abaay-abaay imika inta tii haweenka ka tagtay isu rogtey goobo un hadba kolkaa halkii cadi ka bisil yahay isugu habar wacda! Dhilan baa iyadna xagaa dambe ka lahayd dibad-yaalku kala dhiifoone,..Ceeebtood ma aha kuwan carabta yaala inay casarkii dibbiro bariis dibinta laalaad-shaan,..Halka asaagood dibaad-yaalkii dunida kala tagay ay Dollar-ka kala gurayaan!! Islaantu aad bay u cishaysnayd!!

Islaanta waxaa taa oga darnaa waxaa indhawaydba aqalka u yaalay Oday Codorash oo intuu sadex la guursaday mid kalane maalmahan hadal hayey,..Oo imika sunuud uu aabigaa la biqleeyana aan lagu ogayn!!

Reerka waxa nolol u ah xoogaa ay Dhilan reera carab ah oo jaarkooda ah ka soo shaqayso! Hadii abaay-abaaydii loo balamay loo fadhiistay,.. Qisadu maanta kaba weyn Cambuulo iyo wixii xilka lahaa ee ay Oday Codorash la doonan jireen kolka meelahan oo kale looga yeedho; iyadii oo aysan cidiba soo muuqan ayuu la dhawaaqay;

~ Oday Codorash; Imika waxa sanka iga soo galay toloow ma sanuunad baa?
~ Kaba-calaf; Sidaadii iska niyeyso sanuunad iyo waxaaban meeshaba oolin!!

Intii ay iyagu is hiifayeen ayunbaa qabaal bariis iyo hilib ka buuxo oo weliba sadexdii neef ee la qalay madaxoodii saaran yahay albaabka laga soo geliyey,.. Oday Codorash gujays buu saaxiibkii ku bilaabay,..Kaba-Calaf oo sida xaal isu bedelay ku faraxsan ayaa yidhi [Naga aamu!! La aflaxye!!

Hadii HAM HAM-ta lagu boobay; Oday Codorash-na uu indhaha ka mirig mirig siinayo; Islamarkaana uu maanka ku hayo Dhilan iyo waxa dhaafay maanta; Iyo sida uu u jeclaan lahaa hadii uu cad hilib ah qaydka uu xidhan yahay hoostiisa ugu qarin lahaa!! Is qaban wayday!! Dood baa meeshii ka bilaabatay!!

~ Oday Codorash; Alla-hayaaay; Oo madaxa maxay noogu keenin Soomaalidu ma iyagaa madaxa cuna!!
~ Kaba Calaf; Oday waa waqtigii aad is-yeel yeeli jirtay! Anagu madaxa waa la cunaa Soomaalina waa nahay ee maxaad tidhi;
~ Oday Codorash; Waar adigu ma reer koonfur baad ahayd;
Kaba Calaf; Koonfurtaan ka imid; Ma Soomaali kale ayaa jirta,..aan koonfur ahayn;
~ Oday Codorash; Haa deee koonfurta iga dheh; Adingu mindhicirka iyo malawadkaba waad cuntaan; madaxna warkiisaba daaa; Wuqooyigu waxaa waa ka xaaraan Raga!!
~ Kaba Calaf; Wuqooyi,..Wuqooyi adinka duurkaa ku jirtaan; Waraabe aa saaxiib la tihiin; Magaalo maxaa idin keenay; Waraabe duurkiisa lees ku roon yahay!! Markii magaalo timaadeen dalkii saan aas noqday!! Yaaab aan aragnay,.. yaab badnaaa madaxiina waad nagu qabsateen!!

Dad waxaa ugu dambaysay Kaba Calaf oo sii lahaa 'Ceeb Ilaahay ha asturo,..Madax ninkii cunaynin oo majana karaaciin u yaqaano,..Intiis qadaynin qaadkiisa ku qaadahaayo isagay u talaaaa'!!

Photo; Codka Dhalliinyarada

Address

Columbus, OH
43215

Telephone

(614) 333-2205

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMIN; Baynu joognaa Afka Hooyo nacas yahay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to AMIN; Baynu joognaa Afka Hooyo nacas yahay:

Share