SomNews halkan waxaad ka helaysaa Wararkii Ugu Dambeeyay Somalia iyo Caalamkaba soo gudbinta muuqaalo diini ah

🚨 War Degdeg ahWarbaahinta Al Jazeera English ayaa sheegtay in weerar gantaallo ah oo ay fulisay Iran uu sababay dab ka ...
03/29/2026

🚨 War Degdeg ah

Warbaahinta Al Jazeera English ayaa sheegtay in weerar gantaallo ah oo ay fulisay Iran uu sababay dab ka kacay warshad kiimiko oo ku taalla agagaarka magaalada Beersheba ee koonfurta Israel.

Weerarkan ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii la ballaariyay weeraro lagu qaaday kaabayaasha muhiimka ah ee Iran, iyadoo Tehran ay sheegtay in tani tahay jawaab celin.

Xiisadda gobolka ayaa sii kordheysa, waxaana jirta cabsi laga qabo in weeraro kale ay xigi karaan.

Telefishinka Ruushka ee RT oo xiganaya afhayeenka ciidanka Iiraan ayaa sheegay maanta inay Iiraan fulisay howlgal lagu b...
03/28/2026

Telefishinka Ruushka ee RT oo xiganaya afhayeenka ciidanka Iiraan ayaa sheegay maanta inay Iiraan fulisay howlgal lagu burburiyay bakhaar ku yaalla Dubai oo ay ku jireen nidaamyada ka hortagga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay soo saarto Ukraine. Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay inaan la ogeyn xaaladda 21 askari oo u dhashay Ukraine oo ku sugnaa goobta la weerarray, iyadoo weerarkan uu dhacay saacado ka dib markii madaxweynaha Ukraine uu gaaray Abu Dubai, halkaa oo heshiis iskaashi difaac uu ka dhacay.

Fiiro gaar ah;

Weerarkan wuxuu leeyahay calaamado suragal ka dhigaya inuu ku dhacay iskaashiga Ruushka iyo Iraan, wallow aysan cidna caddeyn karin, taa oo muujinaysa dagaalka socda inuu galay waji kale.

Maanta, madaxweynaha Ukraine, Zelenskiy ayaa booqday Imaaraadka Carabta iyo Qatar oo heshiisyo lagu wareejinayo tiknoolajiyada ka hortagga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn uu kula galay labadan dal, kuwani waa heshiisyo cara galinaya Ruushka, maaddama Ukraine ay dhaqaale badan iyo sumcad ay ku heli karto, haddii ay dalalka khaliijka ka caawiso tiknoolajiyadan inay ka hortagaan weerarrada, balse Iiraan ayaa u muuqata inay qaadatay go’aan ay marka h**e ku beegsanayso qalabka Ukraine ay geysay khaliijka.Weerarka kasta oo tiknoolajiyadan lagu beegsanayo wuxuu u baahanyahay sirdoon sax.

Illaa hadda Imaaraadka Carabta k**a hadlin weerarka ay Iiraan sheegtay inay maanta ka fulisay Dubai.

Galab Wanagsan Sxbyal Wan soo Laabanay I.a Halkan waxaan idinkugu Gudbin Donaa Wararkii ugu Danbeyay Somalia Iyo Caalamk...
03/28/2026

Galab Wanagsan Sxbyal Wan soo Laabanay I.a Halkan waxaan idinkugu Gudbin Donaa Wararkii ugu Danbeyay Somalia Iyo Caalamkaba

Nala Soco Insha Allah πŸ‘€

01/03/2026

Tramp Aya Shegay In Ay Soo Qabteen Ciidamadiisu Madaxwaynaha Venezuela πŸ‡»πŸ‡ͺ Nicolas Maduro isaga iyo Xaaskiisa Wuxuuna Sheegay Lagasoo Saaray Wadankaas

Wuxuu intaas ku Daray In uu Goor dhaw Qaban Doono Shir Jaraa.id

Address

Chicago Lawn, IL

Telephone

+252612090084

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomNews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to SomNews:

Share

Category