Khadar Shiine

Khadar Shiine Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khadar Shiine, Charlestown, MA.

07/13/2026

Caano shiidkii ka macaan 😂

07/10/2026

Mercury kasoo baadha ayaanu is nici qalcadan fiid meertu ka buuxro

06/29/2026

Anigu in uu maroodigu luqluqanayo ayaanba u haystay 😂😂😂

06/29/2026

Hyderabad zoo

06/18/2026

Ma badna wayse ku faraxsantay ( strong woman) 🇮🇳

Dhawaan Somalilanders-ku way ka raysan doonaan emoji la’aantii iyo adeegsigii middabada 🟢⚪️🔴, 🚥, 💚🤍❤️ ama calamaantii ay...
06/18/2026

Dhawaan Somalilanders-ku way ka raysan doonaan emoji la’aantii iyo adeegsigii middabada 🟢⚪️🔴, 🚥, 💚🤍❤️ ama calamaantii aynu ku qabsan jirnay Iran iyo talyaaniga.

Sxbaddeen way mahadsanyihiin marba hadii ay qaranka la ordayaan, oo baahiyihiisa yaryar xataa hoos u eegayaan…

Dariskeenii shidaalka laga khiyaameeyayna waxaan leeyahay dad nool raadsada oo ilka case iyo xertiisa ka dhaca.

06/18/2026

Nin naf jecel baa agtayda taagan ana inaan nafarka meesha saaran ka nasiyo ayaan ka fikirayay hhh.

06/15/2026

Gabdhaha guryaha dhisa iyo haweenka Somalida.
#

06/14/2026

Somalilanders-ka ku nool India oo qarankooda dusha kala socda.

05/22/2026

Waxan doonayaa by hariir gacan

Address

Charlestown, MA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Shiine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share