TOOS IFIYE

TOOS IFIYE Somali Mida Ah Garasho

26/10/2025

Hadal xaqiiq ah Dr dolaal xaalxali.

Ceymi
23/10/2025

Ceymi

22/10/2025

" Baribaan nin lacag ka amaahday manaan bixinkarayn, anoo ka dhuunta ayaan maalin masaajid isku ag tukanay ...." 😱

- Ustaad Cabdiraxmaan Buraale

23/04/2025

Ruwayad cajiib ah HUAN Abwan iyo Alfanan Maxamuud Jaango Itoobiya Qaab kaste loola hadal Maskax Maleh.

11/01/2025

Daawo Dhibatooyinka Laga Dhaxlo Colaada Sokeeye.

Ku Soo Dhawoow Magaalada Quruxda Badan Ee Magaalada Laascaanood πŸ‡ΈπŸ‡΄Welcome to the beautiful City of Laascaanood, Somalia ...
11/01/2025

Ku Soo Dhawoow Magaalada Quruxda Badan Ee Magaalada Laascaanood πŸ‡ΈπŸ‡΄

Welcome to the beautiful City of Laascaanood, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Qoraalka hoose waa sanand kahor, xili Mubashir Dubad ka hadlayay dhiraynta la sameeyo.Hoos ka akhriso."Lix milyan oo gee...
28/08/2024

Qoraalka hoose waa sanand kahor, xili Mubashir Dubad ka hadlayay dhiraynta la sameeyo.Hoos ka akhriso.

"Lix milyan oo geed baan hada sheeganaynaa inaan beernay waydinka arkay kuwii shan sano kahor lagu beeray xafiiska Madaxweynaha hortiisa cidi ma waraabiso waana halka ugu roon ee imika ay geedo ka taagtaagan yihiin, way wada engageen, waana halkii aynu kuba faanaynay inagu, haday halkaasi sidaas tahay meelaha kalena dee hadalkeedaba daa."

Mubashir Dubad, Wasiirka Xafiiska Qorsheynta oo talooyin siinayay xafiiska Ilaalinta Deegaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in xafiisku ka midha dhaliyo qorsheyaashiisa oo ay noqon kuwo iskaga dayo ah.

Wasiirka ayaa sheegay inaan loo baahneyn in hadba layskaga daydo issue-ga Dalka ka socda, wuxuuna tusaale usoo qaatay qorshaha cagaarinta ee Dalka ka socda in lagu daydo oo lix milyan oo geed baan beernay la dhaho intoodii badneydna qalaleen iney wax macno ah sameynayn.

W/q Shardiid Macalin
Voss Tv

Ethiopia airline  waxaba kudhacay.
23/08/2024

Ethiopia airline waxaba kudhacay.

Ninkaan waxa aan kalahaa rajo ween maadama uu laacib farta kaxiran uu ahaa 😁😁😁 lakin odayga jacayl ayaa dhulka lagalaa l...
21/06/2024

Ninkaan waxa aan kalahaa rajo ween maadama uu laacib farta kaxiran uu ahaa 😁😁😁 lakin odayga jacayl ayaa dhulka lagalaa layiri haba lagalo maxumee hadana gabadhii uu kubada darteed udaayay waa lakarakamsadey ayaan maqlay waxaan ugu baaqayaa sxbkeen laacibkeena raga waa kuwii jabee sxb kubadda xooga saar hamigagana yuusan kasokeen inaad kadhesho

Is not

18/04/2024

Macalin Si Layaab Leh Ardeyda Uga Dhaadhiciyey.

12/04/2024

Geeljire ogadeen aah dhaqan yaqana aah πŸ‘πŸ˜

Address

Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TOOS IFIYE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to TOOS IFIYE:

Share