Dhuudhi666

Dhuudhi666 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhuudhi666, Arts and entertainment, Kampala.

23/09/2024

Wiil iyo abtigiis meel iskaga ek
Hamse Ahmed Hassan iyo
Munasar Mohamed Ismail

Allaha idin amaansado wey quruxbadan tahay markaad aragtid wiil ay abtiyaashiis jecelyihìin mansha allah guleysta

08/08/2021
30/11/2020

SIYASIGA FAARAH MACALIN OO KAHADLAYA FARAGALINTA KENYA AY KU HAYSO SOOMAALIYA

30/11/2020

Shacabka somaliyeed iyo waxa ay kaqabaan isbadalka kala guur ee # SOMALIA & KENYA #

27/11/2020

Beelaha banaadiriga oo taageeray NABAD & NOOLAL kana soo horjeestey xubnaha mucaaradka bal ila daawo guul iyo gobonomo nabad iyo noolal

09/09/2020

Daniyoow dabaal baad tihiyo daalim uus weeyne

Darajadii dadkeenad rabtaa inaad ku duuftaaye.

Dilaalkii imaaraad baad ahayte daain abidkaaye.

Dayartii gedood oo wada dashaad kutiri waad dulowdeene.

Awalbaad putlan daadisood dulucda kala boodey.

Awalbaad dadaalkii midnimo diidayood carabta daba orodey.

Dilaalkii carbeedoow dantaa dabinka kuu dhigi xabsigana aad daaiman haddii daaim idim yeelo.

Inaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun allaha u naxariisto  GUDOMIYIHII GOBOLKA  BANADIR ENG YARIISOOW 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
01/08/2019

Inaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun allaha u naxariisto GUDOMIYIHII GOBOLKA BANADIR ENG YARIISOOW 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Musharaxa jubbaland Ali jaaamac husen soodhawooow mudane
18/05/2019

Musharaxa jubbaland Ali jaaamac husen soodhawooow mudane

25/12/2018

Mansha Allah waaridku xaqbuu nagu leeyahay yaraan iyo waynin midna malahan bal fiiri 88jirkaan iyo wilkiisa 56jirka ah sidey iskugu faraxsan yihiin mansha allah

Address

Kampala

Telephone

+252612244988

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhuudhi666 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Dhuudhi666:

Share