Oday samaale

Oday samaale Somalinimo qof aanan rabin yuusan Follow dhihin pagekaan ✊🇸🇴 "Welcome to HOME CHARM, where home essentials meet elegance.

We're your source for handpicked, stylish home essentials that enhance the charm of your living space. Explore our collection of must-have items that combine function and beauty, all designed to make your home a more comfortable and inviting place. Stay updated on our latest arrivals, exclusive promotions, and home inspiration right here. Join our HOME CHARM community, ask questions, and share you

r experiences. Discover how our home essentials can add a touch of charm to your everyday life. Thanks for choosing HOME CHARM as your trusted partner in making your home truly enchanting!"

13/03/2024

Ila dhagayso qisadaan Xanuunka badan 😳🥲
Share dheh plz
Follow hanaga Hilmaamin wll

09/03/2024

Madaxweyne Abdiqasim Salad Xassan wuu awooday inuu sanadkii 2000 Dalka Cidamo shiaheeye soo galiyo lakin ma uusan sameyn 🤝🇸🇴


Follow dheh Oday Oday samaale

Manta midbaan raba inaan Idin irahdo Dowladaha Aduunka ama Dadyowga caalamka Hadii ay 10 sano Dowlad la’aan ahadaan inta...
08/03/2024

Manta midbaan raba inaan Idin irahdo
Dowladaha Aduunka ama Dadyowga caalamka Hadii ay 10 sano Dowlad la’aan ahadaan inta badan aay niyad Jabaan weyna is dhiiban, Dalkeenu (somalia) 33 ayaan dowlad la’aan nahay waxaan raja ka qabna in Dowld cusub noo nalan doonto.🇸🇴✊🔮

Hadad rajadaa ila qabto share dheh postigan

06/03/2024

Dumarow mafahteen sababta Afar dumar ah Nalooku Baneeyey 😁
Hadad fahanteen isoo Follow garee

04/03/2024

Runtu marna daaha ma saarna waxaan nahay Dal faqiir ah 🇸🇴 waa
Doqoni waxay thy ma oga somaliyey come realty

03/03/2024

Dalkaan Dubays Reer layirahdo baaba ku filan inay bilaan 😆
Oday samaale

Hanoolaato Waxaa ku farxad gelinaya oo aad nayaayir iyo naruuro ka dhiganaysaa nacaybkiisa doqonnimada iyo caqli la'aant...
02/03/2024

Hanoolaato Waxaa ku farxad gelinaya oo aad nayaayir iyo naruuro ka dhiganaysaa nacaybkiisa doqonnimada iyo caqli la'aanta ah ee ku wajahan Somaliland iyo dadkeeda. Labadiinu xiqdiga iyo xasadka isku mid baad ka tihiin.
Labadan sawir haddaad eegto waxaa kuu soo baxaysa Mr Geedi iyo qofka uu yahay. Raysulwasare Caasimadiisii Calan dal kale ka taagaya, haddana weli soo taagan oo hadlaya, iyo Raysulwasaare Caasimadiisii askari ajanebi ahi ku dhex baadhayo, oo haddana weli Dalnimo Dowladnimo kahadlaya, bal ceebta ka wayn ee qof binu aadam ahi geli lahaa iii sheeg?

Isku maanu maakubin
Haddii aan macii nahay
Nafta waan makali layn
Muqdisho ceebta kuu taal
Mowd baan ka xigi layn.!!

02/03/2024
02/03/2024

Maxaa igu sheegi weysen inay gabdhaha Sudan 🇸🇩 sidano dhan u qurxonyihiin 😳
Oday samaale

29/02/2024

Alla wuxuu xumaa! Ma intay gabar uur leh gubeen, oo ay carruurtii bilaa hooyo ka dhigeen ayay weliba iyagii dulmiga intaas leeg gaystay leeyihiin maxkamaddu namasoo dhawayn!?

Address

Kütahya

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday samaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share