Farah yasin Salad

Farah yasin Salad Waa page keeyga saxda ah asxaabta kusoo dhawaada.

21/12/2025

✈️

16/10/2025

🏜️ 🐪🏜️🌵

Today’s vibe 🔥
27/05/2021

Today’s vibe 🔥

01/11/2019
26/04/2018

Waxaanba mararka qaar isdhahaa maxaa ka dhalshay meeshaan laakiin waa mid ilaah dhinaciis ka qormeed saas eey tahayna waan ku faanaa anoo ujeedo
Waxaan dhahaa dhahaa waa quruxbadanahay anoo og inaan wasaqle ahay oo wax qurux ah iskaga jeedin waxaan dhahaa qof bini’aadam oo iga naxriis badan majiro aan aniga aheeyn misnee waxaa qalbigeyga ku jiro xumaan iyo xaasidnimo waxaan dhahnaa maalin walba inaan leenahay Dad najecel oo walaalo nahay oo ineey marwalba nagarab istaagaan jecel lakiin taas waa wax aan anaga un iska dhaadhicinay oo lamid ah anagoo jiifno oo riyooneeyno
Waxaan jecelnahay inaan aduunyada meeshaan rabno si nabad ah oo xushmo leh aan ku marno laakiin taas ma dhicin oo umadaha caalamka sasbeey naga qabaan oo waxeey aaminsan yihiin inaan xayawaan Dad cun nahay
Dulucda hadalkeeyga waxeey kusocotaa dhamaan umada soomaliyeed uma kala saaraayo puntland, galmudug, jubaland,somaliland, koonfur galbeed, gobolka banaadir, iyo hirshabeele.
Hal su’aal iisheeg hal maamul oo awood uleh ineey aduunkaas balaaran si sharaf leh ku maro isagoo ah soomaali xitaa hadii uu dafiro/inkiro inuu soomali yahay oo uu dhaho maamul hebel ayaan ahay oo soomaliya waxba igama galin?
Jawaabta lagu siinaayo waxaa waaye anagu soomaalida dhinaceeda bahalo ayeey ka yihiin adna waad kamid tahay oo xayawaan nooma kala soocno waa adoo dhahay ani libaax maahi ee shabeel ayaa ahay waxba isma dhaantaan ee waxaad cunto ayaa raadineeysaa.
Si aan sharafteenii iyo karaamadeeni aan usoo ceshano fadlan wixii xumaato ka tanaasul wixii soomaaliya ka dhacay wixii ka danbeeyay 1985- 2018 shaqsi eeysan saameeynin malahan dhibka waala wada qabaa fadlan iska hilmaam oo usoo jeeso sidii aad dunida hormartay aad ula tartami laheed oo jiilba jiilkii ka danbeeyo hormarkii uusameeyay ugu raaxeysan lahaa waxaan idinkala hadlaayo maahan wax iinad awoodin waa wax idinkoo indaha isku haaya aad sameen kartaan fudeedkoooda qof walbo oo soomaali ah meel ha fadhiisto bal 10 daqiiqo ha fakaro waxa ka qaldan iyo sidii uu u xalin lahaa wixii dhimaan ayagaa imaan doonaa.
Markaana waxaan la hadlaayaa dadka ilaah hantida siiyay oo ineey na hogaamiyaan rabaan hantidaas in aaqiro la idin weeydiinaayo ogoowna inuu jiro qof ka baahan hantidaas aad ku raaxeeysaneeyso ogoowna ineeysan hantidaas jano ku geeyneen hadaad ka xasado qof walaalkaa oo baahan waxaan idinka codsanaa inaad raacdaan wadadii nabiga, abuubakar sadiiq, cumar binu khadaab si aad unoqoto hogaamiye caadil ah.

X/q: farah yasin salad

Address

Karadeniz Mah. Gaziosmanpasa
Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farah yasin Salad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share