Goor Sheeko

Goor Sheeko Kuso dhawada Hoyga Shekoyinka Qisoyinka

06/11/2023

YABKII YAHUUDA KU RAXAYSO FOLLOW

19/09/2023

27/05/2023
24/05/2023

Sheko Xanuun | Jinkii Habeenka iyo Gabadhii Xaaska Naxdin wuxu sameyay 2023

23/05/2023

Horror Sheko | Habenka Waxa lagu Sameeyay Gadhiga Dhaxdiisa Nagta.... like

Shirkadda Meta, ayaa soo kordhisay in Akoonka WhatsApp-ka laga gali karo ilaa 4 Telefoon oo kala duwan, Sida uu goor dha...
25/04/2023

Shirkadda Meta, ayaa soo kordhisay in Akoonka WhatsApp-ka laga gali karo ilaa 4 Telefoon oo kala duwan, Sida uu goor dhawayd shaaciyay Mulkiilaha Meta Mark Zuckerberg.

Tartanka Oohinta!.Dalka Japan waxa ka socda tartan loo qabanayo dhallaan ka kala socda dhammaan gobolada dalkaas.Tartank...
24/04/2023

Tartanka Oohinta!.

Dalka Japan waxa ka socda tartan loo qabanayo dhallaan ka kala socda dhammaan gobolada dalkaas.

Tartankan oo noociisu dunida uu ku yar yahay ayaa ah mid ay Carruurta aadka u yar yari ku tartamayaan dhinaca oohinta.

Ilmaha ugu oohinta dheeraada isla markaana ay qayladiisu halka ugu sarreeya gaadho ayaa noqonaya ka loo qirayo in uu qaatay kaalinta koowaad ee tartanka.

Kooxda hawshan abaabushay ayaa ku doodaysa in tartankan ay u qabteen is ubadka loogu dhiirri geliyo in ay dareenkooda cabbiri karaan.

Dhinaca kale tartamada noocana ayaa ah kuwo soo jiita dalxiiseyaasha dalkaas booqashada ku taga maaddama oo ka mid yahay arrimaha la yaabka leh ee aan Dunida kale laga aqoon.

Xg...

Dadka iyagoo call saaran marka ay qofka sheekadisa Ku caajisaan khadka ama Data - da kor ka Xira, isla markaasna dhaha k...
20/04/2023

Dadka iyagoo call saaran marka ay qofka sheekadisa Ku caajisaan khadka ama Data - da kor ka Xira, isla markaasna dhaha khadka ayaa iga go'ay, dadkaas ayaa la sheegay in ay yihiin dad khiyaano badan isla markaasna dulqaadkooda uu yaryahay.👇

Runta sheeg waligaa sidaas ma samaysay 😂

Raad walbo wanagsan waa mid adiga kaa shekeen doono dadka oo dhami ula dhaqan si wanaagsan unable naxariiso 🔥🎧𝐂𝐚𝐰𝐞𝐲𝐬 ↣𝐖𝐚...
02/04/2023

Raad walbo wanagsan waa mid adiga kaa shekeen doono dadka oo dhami ula dhaqan si wanaagsan unable naxariiso 🔥🎧
𝐂𝐚𝐰𝐞𝐲𝐬 ↣𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧.

30/03/2023

*Lafadhiiso kuwa soo dambaabay ee toobad keenay waayo kuwaas waa kuwa ugu qalbiga jilicsan*

*🤲اَللَّهُمَّ اجْعَلْنا مِنَ الْتَّوَّابِيْنَ وَاجْعَلْنا مِنَ الْمُتَطَهِّرِيْنَ*

Address

Istanbul

Telephone

+252633287065

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goor Sheeko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Goor Sheeko:

Share