Jimcaale Mohamed

Jimcaale Mohamed Somalia is raacdaan doonaynaa 💪

Gurmad qaran forces ❤️
23/01/2026

Gurmad qaran forces ❤️

Jugta culus iyo jadalada waxjara gurmad qarn 💪❤️
22/01/2026

Jugta culus iyo jadalada waxjara gurmad qarn 💪❤️

Dhul caydhiina iyo Nimco isdul saaran Wabiga iyo badda meshay isaga daraan ❤️🔥
14/10/2025

Dhul caydhiina iyo Nimco isdul saaran
Wabiga iyo badda meshay isaga daraan ❤️🔥

Baarsan guuni 💪🇸🇴🇸🇴
04/09/2025

Baarsan guuni 💪🇸🇴🇸🇴

Gurmad qaran 🇸🇴🫡
24/08/2025

Gurmad qaran 🇸🇴🫡

Maxamed nur ❤️
12/07/2025

Maxamed nur ❤️

Axmed qare (sargaal)
06/07/2025

Axmed qare (sargaal)

Hay'adaha amniga MM Togwajaale ayaa gacanta ku dhigay 3 baaskooladood, rasaastoodii, iyo shaqsiyaadkii sida sharcidarrad...
02/01/2025

Hay'adaha amniga MM Togwajaale ayaa gacanta ku dhigay 3 baaskooladood, rasaastoodii, iyo shaqsiyaadkii sida sharcidarrada ah dalka kusoo gelinayay.

Madaxa baadhista booliska MM Togwajaale, Gaashaanle Axmed Cabdi, ayaa sheegay in hubkan lagu qabtay baadhitaanno ay sameeyeen hay’adaha amniga, iyadoo ay labadan shaqsi kusoo qariyeen jidhkooda. Wuxuuna hoosta ka xarriiqay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo isku dayda fal noocan oo kale ah.

Hawlgalkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Booliska MM Togwajaale G/sare Anwer Maxamed iyo Hoggaanka Magaalada Mukhtaar Cabdi

Dagaal beeleed ayaa mar kale dib uga qarxay deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug, iyada oo la soo werinayo khas...
28/12/2024

Dagaal beeleed ayaa mar kale dib uga qarxay deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug, iyada oo la soo werinayo khasaare dhimasho & dhaawac leh.

DEG DEG: boqolaal askari oo ka tirsan CXS kuna sugnaa furinta deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh/Dhexe ayaa goor dhaw isa...
27/12/2024

DEG DEG: boqolaal askari oo ka tirsan CXS kuna sugnaa furinta deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh/Dhexe ayaa goor dhaw isaga baxay.

Ciidankan faarujiyay furintii deegaanka Xawaadleey Waxaa la sheegay iney ka caroodeen falkii foosha xumaa ee ka dhacay Ceelbaraf kaasi oo askar ciidanka xooga lagu dilay aano qabiil darteed.

Badi ciidanka halkan ka ruuqaansaday waxaa la soo wariyay in ay ka soo jeedaan Gobolka Hiiraan.

Maxeey kula tahay aragti ahan falkan

Ciidamada deegaanka xaq bay u leeyihiin inay sugan abniga shacabka dds gacantana ay kusoo dhigaan cid kasto diidan  naba...
25/12/2024

Ciidamada deegaanka xaq bay u leeyihiin inay sugan abniga shacabka dds gacantana ay kusoo dhigaan cid kasto diidan nabada iyo wadda noolaan shaha bulsho waynta somali galbeed,
Dhanka kle waxan fariin udirayaa taliska Iyo masuuliyiinta Dds
Yeysan jirin shacab hubaysan maanta laga bilaabo hubka dhigis halagu sameeyo bulshada
Si mar dambe waxan oo kle aysan idinku dhicin, cashar ha idiin noqoto tan

Meel fog gaarsii fariintan

Address

Istanbul

Telephone

+252612232702

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimcaale Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Jimcaale Mohamed:

Share

Category