21/05/2025
بَارَكَ اللَّهُ لَك، وَبَارَكَ عَلَيْك، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ
Hambalyo walalky Amiin salad iyo walashey Nasteha omar riyadiina waadka rumeyseen gurigiina alle ha idiin barakeyo
"Amiin walalkey kaliya iima tihid waxaan kuu arkaa sida curadkeyga in aad tahay❤❤"