Awdal page

Awdal page Dagalka warbixino iyo warar xiiso leh ku saabsan caalamka, mandaqada iyo gobolka Awdal.

28/04/2026
22/03/2026

Nabada Awdal ayaa Ayshaca iyo Diredhaba laga xidhayaa siday macquul ku noqonaysaa.

03/03/2026

Waxa xilkii laga qaaday gudoomiyihii degmada Lawyacaddo, sidoo kale waxa maalmahanba socday isudiwayaal si daad ah loogu magacabayo gobolka Zelel iyado xilalka laga qaadayo kuwi sii joogay, dhamaan masuuliyiintaa xilka laga qaadayo waa beesha Gadobuursi.

Kadib marku uu fashilmay qorshihii sheegashasa Zaylac iyo gobolka Zelel waxa bilaabantay qorshe hoose oo xididada loogu siibayo beesha Gadobuursi.

Waxan leeyahay waayeel, dhalinyaro iyo dhaqanba Zelel maanta ayay wax ka qabad u baahantahay, qofwalbow ku biya cab idinka la iniga rabaa sidaa u dhacsanlahaydeen.

Wabilahi Tawfiiq.

27/02/2026

Jawiga Ramadanta iyo Borama.
Borama Xafadee ka dagantahay?

26/02/2026
15/02/2026

Dagaal culus oo kasoo cusboonaaday deegaanada jidhi iyo habaas ee xuduudka isha ku hay Awdal Paga.

08/02/2026

Nabada Awdal sidey ku xidhmi karta bay kula tahay?

01/02/2026

Degdega
degaaal la isku fara saarey saaka oo u dhaxeya ciidanka madaniga gada buursi iyo jabhada ciise ee so duushey ayaa ka socda deeganka damasha ee degma lughaya.

01/02/2026

Degmoyinka Awdal ugu waaweyn ugu strategy san.
Borama, Saylac, Lughaya, Baki, Dilla, Cali xaydh, garbo dadar, Gargaara, Geerisa, Lawyacado, Xariirad iy Boon.
Bal hadaba ma is weydiisay meesha maamulkan yar ee la wadwado uu ka hirgali karo ama bud dhig u noqon karta?

Address

Saylac

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Awdal page:

Shortcuts

Share

Category