Ururka kobcinta Murtida iyo Madadaalada-K,M,M

Ururka kobcinta Murtida iyo Madadaalada-K,M,M urur dhaqameed ka dhisan magaalada hidaha iyo dhaqanka ee Qardho Kobcinta Murtida iyo Madadaalada ee K.M.M

Permanently closed.
Mid kamida Dhalinyarada ugu firfircoon DHAQANKA, khaas ahaan Ciyaaraha dhaqanka Soomaaliyeed.Wuxuu Xubin Muhiima ka yaha...
04/02/2022

Mid kamida Dhalinyarada ugu firfircoon DHAQANKA, khaas ahaan Ciyaaraha dhaqanka Soomaaliyeed.
Wuxuu Xubin Muhiima ka yahay Urur dhaqameedka K.M.M
Waxaan ugu Hambalyeynaynaa Xirfadiisa iyo Heerkiisa Aqooneed ee DHAQAN.

https://www.facebook.com/zakikeeyow123.gmail

Waxan halkan uga hambalyeynayaa Xafso cisman Yusuf Oo ku guulaystayGudoomiyaha Dallada Horumarinta hidaha iyo dhaqanka e...
25/12/2021

Waxan halkan uga hambalyeynayaa Xafso cisman Yusuf
Oo ku guulaystay
Gudoomiyaha Dallada Horumarinta hidaha iyo dhaqanka ee (HIRAAL).

Waxaan kaloo u hambalyey nayaa URUR DHAQAMEEDKA K.M.M

Oo ay ku Matalaysay G: Xafso wadani.

Asallaamu allaykum Ururka kobcinta Murtida iyo Madadaalada-K,M,M waa urur u heellan kobcinta murtida iyo madadaalada soo...
22/07/2021

Asallaamu allaykum Ururka kobcinta Murtida iyo Madadaalada-K,M,M waa urur u heellan kobcinta murtida iyo madadaalada sooyaalkeeni h**e sida:- Ciyaar dhaqameedyada, Ruwaayadaha, iyo soo bandhigida agabkii h**e ee soomaalida.

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka kobcinta Murtida iyo Madadaalada-K,M,M posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share