Faiza Jouwaya Jouwaya

Faiza Jouwaya Jouwaya Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faiza Jouwaya Jouwaya, Arts and entertainment, bakaaro, Muqdisho.

{DAAWO SAWIRADA} Dibed-baxyadii ka socday Maraykanka oo sii xoogeystay, iskuna bedelay kuwo rabshado wata
10/11/2016

{DAAWO SAWIRADA} Dibed-baxyadii ka socday Maraykanka oo sii xoogeystay, iskuna bedelay kuwo rabshado wata

Wiil uu dhalay Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada dalka oo kamid noqday Baarlamaanka Cusub
10/11/2016

Wiil uu dhalay Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada dalka oo kamid noqday Baarlamaanka Cusub

WARBIXIN: Kadib In Horyaalka Premier Leaque-gu Uu Todobaadkan Gaadhay Goolkisii 25,000 Kumaad, Waa Kuwee Kooxaha Goolash...
09/11/2016

WARBIXIN: Kadib In Horyaalka Premier Leaque-gu Uu Todobaadkan Gaadhay Goolkisii 25,000 Kumaad, Waa Kuwee Kooxaha Goolasha Ugu Badan Dhaliyay? Iyo Xog Kale Oo Dheeraad Ah

Todobaadkan horyaalka Premier Leaque-ga ayaa u debaal degaya in gaadhay 25,000 kun oo gool oo ay dhaliyeen kooxihii ka soo ciyaaray horyaalka Ingiriiska waxaana goolka tirada 25,000 ka kun buuxiyay dhaliyay Zlatan Ibrahimovic markii uu goolkiisii h**e ka dhaliyay kulankii Swansea City.

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
09/11/2016

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Howlgal Dad lagu soo Qaqabtay oo maanta laga sameeyay Magaalada….
09/11/2016

Howlgal Dad lagu soo Qaqabtay oo maanta laga sameeyay Magaalada….

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Maanta Lagu Doortay Magaalada Kismaayo
09/11/2016

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Maanta Lagu Doortay Magaalada Kismaayo

AKHRISO;Donald Trump Hadaladii ugu Horeeyay Kadib Guushiisii
09/11/2016

AKHRISO;Donald Trump Hadaladii ugu Horeeyay Kadib Guushiisii

Kadib doorasho dhawr saacadood qaadatay oo ka dhacday dalka Maraykanka ugu dambeyn waxaa kusoo baxay musharaxa ka socday xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo helay 276 markii codadka la tiriyay

AKHRISO; Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashada Mareykanka
08/11/2016

AKHRISO; Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashada Mareykanka

Gobolada Dalka Mareykanka weli waxaa ka socota Doorashada Madaxtinimo ee Mareykanka oo ay ku loo lamayaan Labada Musharax ee kala ah Hillary Clinton oo u Tartameysa xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo asna u Tartamaya Xisbiga Jamhuuriga.

War Deg-Deh ah: Labo Askari Oo Caawo Lagu Dilay Magaalada Baledweyne Iyo Kooxihii Dilay Oo….
08/11/2016

War Deg-Deh ah: Labo Askari Oo Caawo Lagu Dilay Magaalada Baledweyne Iyo Kooxihii Dilay Oo….

{DAAWO SAWIRADA} Doorashada Aqalka Sare Ee Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Dib u Dhacday Kadib Markii La…..
08/11/2016

{DAAWO SAWIRADA} Doorashada Aqalka Sare Ee Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Dib u Dhacday Kadib Markii La…..

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle oo la filayay caawo iney ka dhacdo magaalada jowhar ayaa waxa ku yimid dib u dhac kadib markii la isku fahmi waayay,

Address

Bakaaro
Muqdisho
252

Telephone

615559855

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faiza Jouwaya Jouwaya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share