Abdisamad Karaama

Abdisamad  Karaama Qisooyin &Dhiirogelin

02/09/2026

Allow Qurโ€™aanka nagu hanuuni, qalbiyadeennana ku iftiimi, jidka toosanna nagu sug. Adigaa hanuunka haya. Aamiin.

18/08/2026

Ma jirto xirfadan In muddo ah ilaa 12+ ayaan ku dhax jira Malin Walbana tricks iyo Casharo Cusub Ayaan ka bartaa Dhalinyarooy Xirfad hala Barto

04/08/2026

Subax wanaagsan Qaraabo

03/08/2026

Subax wngsn

Waxaan si sharaf leh uga qayb galay Youth Career Talk 1.0: AI and the Future of the Youth, oo ay si heer sare ah u soo q...
03/07/2026

Waxaan si sharaf leh uga qayb galay Youth Career Talk 1.0: AI and the Future of the Youth, oo ay si heer sare ah u soo qabanqaabisay Somali Designer Platform, laguna qabtay xarunta Arkaan Leadership.

Bandhiggu wuxuu diiradda saaray doorka Artificial Intelligence (AI) iyo mustaqbalka dhalinyarada, iyadoo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro, xirfadlayaal ka kala socday qaybaha Multimedia, iyo aqoonyahanno khibrad u leh Digital-ka. Waxaa la wadaagay aqoon, khibrad, iyo talooyin wax-ku-ool ah oo ku saabsan horumarinta xirfadaha dijitaalka ah iyo ka faaโ€™iidaysiga fursadaha AI.

Mahadsanidiin Somali Designer Platform qabanqaabada qiimaha badan iyo fursadda aad u abuureen dhalinyarada Soomaaliyeed si ay u bartaan, u is dhexgalaan, una xoojiyaan shabakaddooda xirfadeed.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐จWaxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luuliyo,...
01/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ
Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luuliyo, oo ah maalinta xorriyadda iyo midnimada



26-ka June โ€“ Maalinta Xorriyadda!Maanta waa maalin lagu xasuusto halgankii lagu helay xorriyadda Soomaaliya.Soomaaliyeey...
25/06/2026

26-ka June โ€“ Maalinta Xorriyadda!
Maanta waa maalin lagu xasuusto halgankii lagu helay xorriyadda Soomaaliya.
Soomaaliyeey waxaan idiin rajeynaa xornimo iyo horumar joogto ah.

Waxaa sharaf ii ahayd inaan ka qayb galo kulan muhiim ah oo looga hadlayay  Doorka Sheeko-Xariireedka ee Filim Sameynta ...
24/06/2026

Waxaa sharaf ii ahayd inaan ka qayb galo kulan muhiim ah oo looga hadlayay Doorka Sheeko-Xariireedka ee Filim Sameynta Soomaaliyeed, laguna falanqeeyay sida sheekooyinka tayada leh ay u kobcin karaan warshadda aflaamta, una noqdaan aalad lagu gudbiyo dhaqanka, aqoonta, iyo wacyigelinta bulshada.

Sheeko wanaagsan waa saldhigga filim kasta oo guuleysta, waana furaha horumarinta hal-abuurka iyo ilaalinta hiddaha Soomaaliyeed.

07/06/2026

Yaan La moogan Hala Booqdo potteryhouse ๐Ÿ“ธโœŒ๏ธ

Adigana Wn ku Duubi karnaa Nala So xiriir

Eid Mubarak โค๏ธโœŒ๏ธ
27/05/2026

Eid Mubarak โค๏ธโœŒ๏ธ

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisamad Karaama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share