Abdinasir Philipine

Abdinasir Philipine welcome to my real page

22/02/2026
10/08/2025
05/06/2025
24/03/2025

Alxamdulillaah. 27/1/2025 waxay ahayd Maalin saamayn igu yeelatay Kadib Markii Xanuun uu Allaah iigartay in uu igu Dhaco Subaxaas Waxaan ahaa Shaqo tag ilmihiisa iyo Qoyskiisa u shaqo tagay laakiin wax walba Waxay isbeddeleen Markii aan si lama filaan ah ugalay Koomo.

waxaan ku galay goob laga Qaxweeyo Dad goobta ka Dhawaa Ayaa Dhakhtar iila cararay
Baaritaan kadib Waxay dhakhaatiirtu Sheegeen inaan Qabo Dhiikar iyo Sonkor
Dhiikar isu Beddalay faalig Dhinaca Bidix igaga dhacay oo Sababay inaan Koomo galo.

intaa kadib Waxwalba Way isbadeleen
Noloshii Dhan si kale Ayey igu Noqotay
Waxaan Lumiyey Shaqadii oo Aan joojiyey Markaan Awoodi Waayey inaan Sii wado Qoys ka kooban Toban Qof oo Aan Masuul ka ahaana Gabi ahaanba Xanuunkayga Saamayn xooggan Ayuu ku yeeshay .

Hada Waxaan ahay Bukaan Mana Awoodi karo inaan Caawiyo Qoyskayga oo Markasta oo Aan dhaqaaq Sameeyo Waxaan Dareemayaaa Xanuun sidaas ayaana u awoodi waayey in aan caawiyo Qoyskayga.

Allaah Ayaa Mahad oo Dhami usugnaatay
oo iga Dulqaadi kara Xanuunka
Walaalaha Soomaaliyeed Meel Walba Ay joogaan Waxaan Marti idiinka ahay Duco
iyo Waxtarba Allaah ha idin Barakeeyo
Sawirka idiin Muuqda waa Saacadaha Aan u Adeegsado inaan Latacaalo Xanuunka
Aan qabo Xiliga Aan Sawirka qaaday Waa Afurkii Galabnimadii 23/3/2025
Markaan Afuro Ayey Labada xanuunba
Kor usoo Kacayaan Markaa ayaan Dareemaa Saamayn Tooda.
Walalayaal ii Soo Duceeya.

W/Q: Ali Haaraa.

16/11/2023

Sida saadalinta Hay'ada Maareynta ey sheegeyso waxaan nagu soo food leh roobab xoogan gaar ahaan goobaha laga digey fadlan halaga taxadaro.



SODMA Somalia
Ministry of Environment & Climate Change- Southwest state of Somalia

Maxamed Haldoor " Rio kale oo wen baa saaka Eebbe run ka dhigay. Dhankaygi wuu kasoo dhammaaday ee Buuggaas marka uu ifk...
05/08/2023

Maxamed Haldoor " Rio kale oo wen baa saaka Eebbe run ka dhigay. Dhankaygi wuu kasoo dhammaaday ee Buuggaas marka uu ifka yimaado sow igama ¡ibsanaysaan si aan Dhakhtar caafimmaadkayga wax ka tara ugu raadsado dadkaygii aan jeclaayoow ."
Maxamed Haldoor,

Lamaanahan falastiiniyiinta ahi Waxey is guursadeen July dhamaadkeedii balse 10 maalin kadib arooskoodii Waxa Caruuska D...
28/08/2022

Lamaanahan falastiiniyiinta ahi Waxey is guursadeen July dhamaadkeedii balse 10 maalin kadib arooskoodii Waxa Caruuska Dilay ciidamada israel oo duqeyn kawada maalmahan magaalada gaza 😭😭😭

Xanuun badanaa 🥺😩😭

Address

Mogadishu

Telephone

+252618247315

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Philipine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Abdinasir Philipine:

Share