18/07/2026
Ma ogtahay madaxweyne in la maleegayo qorshe la iskaga horkeenayo dhalinyarada iyo xisbiga aad adiga musharaxa u tahay ma ogtahay in ay jiraan dad aad u malayso in ay kula jiraan haddana kaa jira
Nimaad moodo in uu kula jiro kula jihaadaayo
Oo jilafa kuu dhigahayo jarayo ruuxdaada
Oo jaanis kugu gaadayo jooga baa badane
Jay esbii raggi kula dhistee jirridadow aasay
Inta jowrfal lagu subiyo lana jaraaxeeyay
Waxa jeelka qaar loo dhiga so ha jabo maaha
Jaranjarada so yuu mar kale jaanta surin maaha
Walalkey sakariye shariif waxaan leeyahay waqtiga ayaa ku caawin doona
Walal Cali Xasan Cumar ninka ku xirtay ma mahdin doono xabsiga ragg baa loo sameeyay