Moha Caqil

Moha Caqil Follow

28/01/2024

Nin miskiin eh oo motadiisa laga xadey

12/01/2024

GEESI WUU DHAAFEY NINKAAN - ILA DAAWO
Ma soo badiyaa ?

01/04/2023

Qoftaan Camal Hadaad Taqaano Soo Qobo

I have reached 300 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
21/03/2023

I have reached 300 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Car been waye dheh        #   #
12/12/2022

Car been waye dheh

# #

20/11/2022

qofki vediogaa share greeeya ilahow 5taan sii

01/11/2022

Wax aad ku faraxdo ayan ku tusaa faldan ha dhaafin vediogaan.

23/06/2022
"20 Tooreey ayay igu dhufteen, God qashin ayayna igu tuureen anigoo dhaawac ah, Bajaajtiina aan watay way iga dhaceen. A...
22/06/2022

"20 Tooreey ayay igu dhufteen, God qashin ayayna igu tuureen anigoo dhaawac ah, Bajaajtiina aan watay way iga dhaceen. Anigoo korkeyga wada dhiig ah ayaa God qashin ah liiga soo bixiyay. Waxa rabeen inay i gowracaan Tuugada.
Anigoo maraayo Garasbaaley ayay waxay idhaheen mootada u leexa dhanka degmada Kaxda anigane waa ka diiday kadib Tooreey ayay igu bilaabeen, Bajaajtiina oo awal Kiro aan ku waday way iga dhaceen.
$10 oo kiro ayaa ku waday Bajaajta mana awooda inaa maanta uu iibiyo qofkii lahaa Bajaajta, qoyskeyga lacag ma haystaan, lacagtii daawadeyda ayaa lii waayay".
Waxaa sidaas yiri dhibane Sayid Cumar oo ku nool duleedka magaalada Muqdisho. Sii faafi.

20/06/2022

Ma Fahmin Adina ???

Address

Wadada Warshadaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Caqil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share