Somali International Technology

  • Home
  • Somali International Technology

Somali International Technology Rali ahda page kii hore hawada ow ka baxay sidaad oga mid noqoto sxbada ku xiran SIT.LIKE share saar kuna soo dhawoow gacmo furan

Deg deg dawo video gaan ku saabsan adiga.  oo wax kala dhex bax .
21/06/2019

Deg deg dawo video gaan ku saabsan adiga. oo wax kala dhex bax .

wll hadaadan nagu soo birin nagu soo biir adigoo taabanaya calaamada '' SUBSCRIBE . LIKE SHARE oo ka mid noqo saaxiibada qiimaha badan aan ku casuumi doono p...

Hadii aad doonaysid barshada cilmiga computerka Waxaanu soo wadnaa course yin aad kuu anfacaaya oo ay ka mid yihiin   of...
15/03/2019

Hadii aad doonaysid barshada cilmiga computerka
Waxaanu soo wadnaa course yin aad kuu anfacaaya oo ay ka mid yihiin
office
.
Waxaad ku baranaysaa hab aad u fudud oo aadan ka caajisayn.
Waxaa kaloo ku baranaysaa hab qarash la,aana.

Fadlan ka mid noqo sxbada ku xiran website kaan oo ka faaid waxaadan ka aqoon

La xiriir directed SIT
619204044

Bishaaro bishaaro waxaan idiin keenay hab casri ah oo aad waxkubarnaysidMa doonaysaa inaad ku barato  computers  hab fud...
08/03/2019

Bishaaro bishaaro waxaan idiin keenay hab casri ah oo aad waxkubarnaysid
Ma doonaysaa inaad ku barato computers hab fudud adigoo gurigaaga jooga kuna baranaya afkaaga hoogo soomaaligaa.

masha allh habkaas casrigaa oo ka casrisan kuwii h**e waxaa noo keentay

computer waa shabakad aay ka go antahy inay waxbarto dadka soomaaliyeed meelkasty joogaan

Shabakada SIT waa online hadyajeer markaad doontid suaal waad waydiin karaysaa
waa shabakad aadku baranyso dhamaan computer science ay kow ka yihiid sida loo shaashada computer (desktop)( ms office)

webka basic ,computer application window, networking, web design, waxaa kaloo baranysaa systemka mobilkaaga iyo sign in casharadaas oo dhan waxaad ka helaysaa SIT.

SI Fudud oga mid noqo sxbada ku xiran SHabakadaa
Naga la soo xirdhiid.
Send massege
[email protected]
Tel:619204044. Salaamo

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali International Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment?

Share