Eng Dahir Muse Alasow

Eng Dahir Muse Alasow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Dahir Muse Alasow, Art, Beerta Banadir Albaabka woqooyi marka Pitza house laga soo galo. Amma xagga Kalk, Mogadishu.

Awood buuxda oo wax kasta lagu qaban karo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waxaa ka go’an dhameystirka Dastuurka, Dhamey...
16/12/2023

Awood buuxda oo wax kasta lagu qaban karo

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waxaa ka go’an dhameystirka Dastuurka, Dhameystirka Dhismaha Dowlad-nimada Casriga ah, Doorasho qof Iyo Cod ah✅

Madaxweyne HSM wuxuu heystaa Kalsoonida Shacabka Iyo Codka Baarlamaanka oo dhameystiran ✅
W/Q:agaasime Bashir Moallim Ali Hassan
Hon Bashir Moallim Ali

Agaasimaha guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka, Dr. Xuseen Abuubakar Muxudiin Hon Hussein Gessey ayaa kulan la qaatay S...
06/12/2023

Agaasimaha guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka, Dr. Xuseen Abuubakar Muxudiin Hon Hussein Gessey ayaa kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Danjire Joacism Waern, waxa ayna ka wada hadleen xaaladaha caafimaad ee degdegga ah ee ka dhashay Elnino. Agaasimaha ayaa uga warbixiyay safiirka caqabadaha hortaagan nidaamka caafimaadka dalka, iyo sidii loo sii wadi lahaa taageerada dowladda Sweden iyo SIDA.

24/09/2023

Isbitaalka Dhiblawe Liver and Digestive Clinic waxaa ka howl bilaabay DrSalah Hassan Ibrahim oo ku takhasusay (cudurada maqaarka, timaha, ciddiyaha iyo cudurada galmada la isugu gudbiyo ee xiriirka la leh maqaarka) master of dermatology and venereology.

isbitaalka waxa uu kuyaalaa Beerta Banadir Albaabka woqooyi marka Pitza house laga soo galo. Amma xagga Kalkaal kasoo gal., Mogadishu, Somalia
61 0939911

Abuukaaate maxamed Zaki meesha aad gasho war cad ayaaa ka imaanaayo guuleyso legend weyn.
19/09/2023

Abuukaaate maxamed Zaki meesha aad gasho war cad ayaaa ka imaanaayo guuleyso legend weyn.

Address

Beerta Banadir Albaabka Woqooyi Marka Pitza House Laga Soo Galo. Amma Xagga Kalk
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Dahir Muse Alasow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Eng Dahir Muse Alasow:

Share

Category