16/05/2026
Caawa waxaa inoo soo xirmay tababarkii tartanka sheekasamaynta ee Sheekooy Sheeko - Hargaysa, ustaad ayaa inoogu soo xiray "The Role of Generative AI in Modern Storytelling".
Fardo la isku hayo la iskuma faansho e, hadda kaddib waa inoo tartanka iyo curinta hal-abuurayaasha Hargaysa.