Bogga Madaalada Iyo Aqoon Kororsiga

Bogga Madaalada Iyo Aqoon Kororsiga IIGU DADAAL WALAAL SHARE IYO LIKE BOGAAN SI AAN UGU DHIIRADO INAA AAD UGA SHAQEEYO WAQTI BADAN MAHAD

30/08/2022
30/08/2022

Waxaan oo kale haday shaqada kula gasho bal ka qarrama

In wax la beer to waa muhiim laakiin waa inaa ogaataa ugu horreynba tamartaada waxa aad beeri karto awoodid isla markaan...
04/02/2020

In wax la beer to waa muhiim laakiin waa inaa ogaataa ugu horreynba tamartaada waxa aad beeri karto awoodid isla markaana Ku baboon suuqa Dalag Yar tayo leh oo suuqna haysta ayaa ka wanaagsan dalag badan oo aan so tayo wanaagsan loo beerin isla markaasna aanba suuq haysan

Xayeysiiska Aan u sameeyay shirkadda ka ganacsiga Kalluunka Ee Badmaal Sidaan oo kale qofkii Raba in loogu Xayeysiiyo ad...
03/02/2020

Xayeysiiska Aan u sameeyay shirkadda ka ganacsiga Kalluunka Ee Badmaal Sidaan oo kale qofkii Raba in loogu Xayeysiiyo adeegiisa Ganacsi Fadlan ha ila soo xariiro Gobol kasta ha joogee Gacmo furan Ayaan kusoo dhoweyn doonaa inshaa Allah share iyo like fadlan

03/02/2020

Bal ila daawadoo Dhageysta Qadar Xayeysiis ah oo aan u sameeyay Shirkadda Kalluumeysiga Badmaal Sidaas Cidii Rabta in wax loogu Xayeysiiyo Wax soo saarka Ganacsiga ama adeeg ganacsi intaba waad ila soo xiriiri kartaan Dhamaan Gobokada Soomaaliya

Beerahaan nuucaan ah hypropnic system ama afsoomaalk beer huuris Ayaan Oran karnaaye Somalidu aad ma u yaqaaniin habka l...
03/02/2020

Beerahaan nuucaan ah hypropnic system ama afsoomaalk beer huuris Ayaan Oran karnaaye Somalidu aad ma u yaqaaniin habka loo beerto waa beer korkana bac ama blastic looga daboolayo hareerahana ka xiran ma jirto wax roob ah oo soo galaya beerta dhanka Kore biyo ayaa qasabado lagu siinayaa bes waana hab casri ah barnaamij dhan Ayaan mar idin kaga soo sameynayaa inshaa Allah ee gurigaada beer ka dhigo.

02/02/2020

Bogaan aniga ayaa Sameystay si A an waxyaabo xiiso leh idin kugu soo Gudbiyo asxaabteyda Marks share like iyo wax walba hala isugu daro si Aan u dhaqaajiyo howsha

War hooy Gardarro hadaa maqashaan iyo aabi waa tanoo kale yaab kkkkkkkkk
26/04/2019

War hooy Gardarro hadaa maqashaan iyo aabi waa tanoo kale yaab kkkkkkkkk

Psychologists waxay yiraahdeen…1. Haddii qofku wax badan seexdo (iska hurdo), Waa qof murugo badan2. Haddii qofku wax ya...
16/04/2019

Psychologists waxay yiraahdeen…
1. Haddii qofku wax badan seexdo (iska hurdo), Waa qof murugo badan
2. Haddii qofku wax yar hadlo balse boobsiis u hadlo, Wuxuu xafidaa Sirta (Waa sir haye)
3. Haddii qofku cuntada u cuno si aan caadi ahayn, waa neerfooso.
4. Hadduu qofku waxyaabo yar yar ka oohiyaan, waa qof daacad ah oo qalbi jilicsan
5. Haddii qofku ka caroodo waxyaabo yar yar ama nacasnimo ah, wuxuu u baahan yahay Jaceyl.
6. Haddii qofku wax kastoo la weydiiyo si adag/qalafsan uga jawaabo is difaacana ku badan yahay, waxaa haya cuqdad nafsi & kalsooni daro.
7. Haddii qofka markuu faraxsan yahay aan hadalka joojin karin, markuu murugeysan yahayna aan eray oran karin, waa qof aan naftiisa kontorooli karin.
8. Keli ahaanshuhu waxay qofka ku sababtaa inuu qubeyska ku daaho, wax badan hurdo, aadna u fakiro
9. Haddii qof marki la amaano farxo, marki wax laga sheegana caroodo, waa qof remote-control dad kale u hayaan oo kolki ay rabaan bedeli karaan.
10. Inaan Xiriirka lagu murmin waxay ka dhigan tahay inuusan Xiiso jirin. Dadka aadka isu daneeyaa way murmaan marmar.
11. Haddii qofka dantiisa dadka uga dhigo dan guud, waa af-miinshaar (Turufatoore)
12. Haddii qofka markuu rabo inuu dadka wax u sheego yiraahda afkeena waa isku amaan ama dhaaro inaadan cid kale u sheegeen, waa Xan badane Shar ah
Kala Baro dabeecadaha dadka.

Aan iswaydiine midkeed adigu tahey?
Siina Share Gareey

Arin ay muhiim tahay in aadan sameynin marka wax cunto kadib ⚠️⚠️🙏Farintaan hadey kuso gaartey la wadaag dadka kale si u...
16/04/2019

Arin ay muhiim tahay in aadan sameynin marka wax cunto kadib ⚠️⚠️🙏

Farintaan hadey kuso gaartey la wadaag dadka kale si ugu taxadaran arimahaan cafimaadkoda anan u ficneyn🙏

Ma ogtahay waxyaabaha caadada an ka dhiganey inay halis ku yihiin caafimaadkeena?

Hada walalkeyga Farintaan aqrisanaayo ha sameynin sida hoose marka aad cuntadda cunto .

1- Sigaarka -- Cabbida hal sigaar cuntada kadib waxay u dhigantaa 10 sigaar adigo cabey , sido kale waxay kordhineysa qatarta kansarka mindhicirada (Bowl cancer or Intestine Cancer) iyo qatarta kansarka Sambabadda ( Lung cancer) Waxaan kula talin lahaa inaad joojiso cabida sigaarka cuntada kadib .

2- Jiifka -- Jiifku waa wax muhiim u ah qeybaha nolosheena , balse marka wax cuntid inaad seexatid ma haboona sababto ah waxay kugu hogamineysaa xanun inu ku dhaco caloosha amaba raaxo dari ka darento qeybaha caloosha (Abdominal discomfort) sidaas awgeed iskuday in aadan sexanin cunada kadib intaad sexan lahayd qabso howl.

3- Cabbida Shaaxa iyo kaffeyga -- Labaduba waxay leyihiin faaidooyin gaar ah iyo waxyeelo balse ma ficna cunada kadib in la cabo , qabiiro nafaqeyayaal ah (Nutritionists ) ayaa waxay so jeediyeen in la cabin shaaha hal saac cuntada kadib .

4- Qubeyska -- Qubeyska marka cunto kadib waxay kordhisaa isku socodka dhiiga qeybaha jirka marka laga reebo caloosha taaso sababta in cuntadii si fican loo dheefshiidi waaye iyo habdhiska dheefshiidka oo dhib ku yimaada , sug 30 daqiqo kadib qubeyso .

5- Cunnida Miraha (Qudaarta) -- Miraha waa muhiim balse waxay u baahan yihiin dhecaano iyo waqti dheeri ah si loo dheefshiido , cunidda miraha ( Noocyada Qudaarta) Cuntadda kadib waxay sababtaa in si fican loo dheefshiidi waayo (Indigestion flatulence ) ama laab jeex .

6- Biyo qaboob -- Ka fogow inaad cabto biyaha qabow isla marki aad wax cunto waayo biyaha qabow uma ogolaanayaan habdhiska dheefshiidka inu si habsami leh howshiisa u qabsado taaso sababi karta qatarta qabsiga (Constipation) .

7- Socodka -- badanaa dadka waxay dhahaan mar alaala marki aad dhameysato cuntada waxa ugu fican ee la sameyo inay tahay socodka , balse cilmi baaris ayaa waxay sheegeysaa " waa inaad sugtaa ugu yaraan 30 daqiiqo kahor inta adan socod bilaabin" Tannin waxay fududeyneysa in si sahlan cunadda loo dheefshiido hadi kale ay sababi karto dib uso celinta Aash*tada ( Acid reflux) taaso howsheda ahayd burburinta cuntada .

8- Ha dhuujinin Suunka-- cuntada kadib ma ficna sidaan in la sameyo waayo waxay sababi kartaa xaalad kale oo qatar ah .

9- Gym -- Jimicsiga iyo Gym-kaba waa muhiim waxayna ka qeyb qataan qaabeynta jirka balse cuntada kadib ma ficna inaad qaado waxyaabo culus (Lifting weight ) amaba jimicsi adag , waayo caloosha waxay u baahan tahay nasasho iyo waqti lagu dheefshiido .

Farintaad uqeybiya dhamaan bulshada , dadka waaweyn , dhalinyarada ( Ragg iyo dumar) , Iyo caruurtuba ,


talaado kasta xog cafimaad idinla wadagi doona . IshallH

Address

Km 5
Mogadishu
252

Telephone

+252682060956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogga Madaalada Iyo Aqoon Kororsiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Bogga Madaalada Iyo Aqoon Kororsiga:

Share