22/07/2019
Qisooyinka waa kala xanuun badan yihiin😪
Hooyadiisa ayuu fariiti inuu u gado diiday oo xaaskiisana dahab badan buu u gaday 😪😓
Mar wax laga waydiiyay Nabiga Scw camalada kuwooda uwanagsan?
baa wuxu yiri:
Salaada oo waqtigeeda lagu tukado.
maxaa higa ayaa la waydiiyay?
Wuxu yiri: Waalidka oo baari loo noqdo😍
Maxa higa aya la waydiiyay?
Wuxu yiri: Allah dartiisa oo loo jihaado.
Fiiri waalidka mesha uu joogo kolkaas ayaa nin iyo xaaskiisa oo la socoto Hooyadiisii dhashay baa hada ka hor intay dukaamaysi aadeen ayaa ninka xaaskiisii dahab badan soo dukaamaysatay dahabkaas oo lacagtiisa lagu qiyaasay 20,000 kun oo riyaal, halka ay hooyadiisa 100 riyaal fargashi jooga kolkaas baa xisaabta loo shegay inay tahay 20,100.
Markaaas ayuu waydiiyay 100 maxa waye? Waxa loo sheegay in 100ka ay hooyadiisa fargashi ku qaadatay markaas buu yiri Kheyr laawaha hooyo keen fargashiga habraha dahab ma xirtaanee😥
Allah naxriis daranaa hooyadii dhashay buu lee yahay habraha dahab la xirtaan kwrn😰😥
Markuu sidaas yiri baa ilin ka timaadey oo dukanka banankiisa aaday dabadeedna xaaskiisii iyo kii dukaanlaha ahaa baa ku dhaheen iska daa ha qaadatee waa hooyodaayee markaas buu dhahay hoo qaado hadii aad rabtid kolkaas ayay tiri maya iska daa hooyo😥
Allow qalbiyadeena ku xir waalidiinteena oo baari nooga dhig ameen
Fadlan unaxriiso waalidkaga si ay kuugu naxriistaan caruurtaada 😎