Qadar key

Qadar key KU SOO DHOWOOW PAGE-KA KACAANKA GEESKA WAXAA NAGA HELEYSAA DHAMAAN ARIMAHA BULDHADA, SIYAASADA, CAYAARAHA, HIDAHA IYO DHAQANKA. GO FOLLOW AND LIKE

waxa ka dawan karta muqalo qosol iyo xaraabo ah

Kooxaha Barcelona iyo Monaco ayaa sii wada gool dhalintoodii fiicanayd ee xilli ciyaareedkan iyaga oo gaaray goolkoodii ...
07/02/2017

Kooxaha Barcelona iyo Monaco ayaa sii wada gool dhalintoodii fiicanayd ee xilli ciyaareedkan iyaga oo gaaray goolkoodii 100-aad ee xilli ciyaareedkan.

Barcelona ayaa Sabtidii 3-0 kaga adkaatay kooxda Atletico Bilbao xilli xiddiga Aleix Vidal dhaliyay goolkii 100-aad ee kooxdiisa Barcelona.

Halka Weeraryahankan kooxda Monaco ee Falcao uu kooxdiisa ka caawiyay in ay 3-0 ku garaacdi kooxda Nice.

Hadaba Labadan Kooxood ayaa ah 2-da kooxood ee horyaalada Yurub ugu waaweyn ugu goolasha Badan.

Shabaqa.com Ayaa Warbixintan ku Eegi Doonta kooxda Ugu Goolasha Badan Iyo Inta Ay Dhaliyeen.

20-KA KOOXOOD EE UGU GOOLASHA BADAN 5-TA HORYAAL EE UGU WAAWEYN YURUB XILLI CIYAAREEDKAN 2016/17 GoalsKulamada La CiyaarayMonaco (France)10038Barcelona (Spain)10036Real Madrid (Spain)9834Arsenal (England)8335Paris Saint-Germain (France)8235Manchester City (England)7736Napoli (Italy)7031Manchester United (England)6938Sevilla (Spain)6934Roma (Italy)6732Chelsea (England)6729Bayern Munich (Germany)6728Liverpool (England)6633Tottenham Hotspur (England)6434Borussia Dortmund (Germany)6428Atletico Madrid (Spain)6334Juventus (Italy)6231Lyon (France)5432Fiorentina (Italy)5430Celta de Vigo (Spain)5333

Hoyaga Ciyaaraha

Address

Mogadishu
NONE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadar key posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Qadar key:

Share