02/05/2025
Wakuma cusman Rashid sheikh ?
______________________________
Ninka ragga libinta wa loqira hadii an la fiirinin dhanka qabyalada, siyasada, io nin jecleysiga
Cusman Rashid wa ruux shaqsiyad wanagsan leh misne dhalanyaro ah kasameystay sharaf iyo karama bulshada dhaxdeda wa masul kamid ah masuliyinta dagmada
Sidokale wa shaqsi jecel isdhaxgalka
bulshada Marka laga sotaga masuliyada saran
Cusman Rashid ma ehen nin iskala weyn dhalinyarta dagmada ee wuxu aha shaqsi wakhti laqata dhalinyarta (ciyalka xafada) iyo bulshada intedekale
Laga sobilaba 2019-2025 wa wakhti garaya kudhawad 7sano inta ay xilka Hayen kabinega mamulka dagmada dhekasuft waxyabaha uqabsomay maxa kamid ah?
Mudane cusman Rashid wuxu aha hoganka nabadgalyada degmada dhekasuft
Marka ladhaho mamulka dagmada oo mudada inta la eg xilka hayay maxay qabten
shaqsiga ugu h**eya oo waxqabadkisa umarag furayoweye mudane cusman Rashid
Kow Inta ognahay oo manta liska indha tirikarin Marka layidhahdo waxbqabad waa ABINIGA(SECURITY)
Inta uu xilka abniga hayay mudane cusman Rashid waxay kugu leysten istajinta ama ciribtirka coladaha kadhici jiray qowmiyada an dariska nahay oromia
Sidokale colad qabiledka kadhici jiray dagmada dhaxdeda
Waxan mahad bogadin iyo hambalyo halkan ugu diriya wlky marna sxpkey mudane cusman Rashid waxan kuleyahay
you are smart person you will fit every place and position keep going pro