Faisal Mohamed Abdinur

Faisal Mohamed Abdinur waxan jeclahay inaan idinla wadaago dhacdoyinka cusub , kuwii lasoo dhaafay iyo waxy na bareen

انا لله وانا اليه راجعون …رحمك الله وغفر الله ذنبك وأسكنك فسيح جناته   حسبي الله  ونعم الوكيل 😭 Naxariis iyo janno alle ...
31/07/2024

انا لله وانا اليه راجعون …رحمك الله وغفر الله ذنبك وأسكنك فسيح جناته حسبي الله ونعم الوكيل 😭
Naxariis iyo janno alle hasiiyo Zaciimkii Ururka Xamaas ee Falastiin ismael haniya oo Lagu Dilay tahraan iran!

Dhamaan umada islaamka samir iyo iiman 🤲🏻
ALLOW NOGA AAR OO JABI DOFARADA IYA KUWA U ADEEGA.

16/04/2019

WAX KU FILAN QANIINYA DAADA

Beri baa wiil yar waxa uu ku yiri saaxiibkii "ilkihii weykaa wada daateene imisa ilkood baa ku haray afkaaga "? Wiilkii ilkaha la,aa ayaa ugu jawaabay saaxiibkii " waxa ku haray wax ku filan qaniinya daada"
naftaada umaleyneso aya ka wanaagsan waxa ay dadka kale ku maleyan

Address

Jale Siad Road
Mogadishu
1234

Telephone

+252615947783

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faisal Mohamed Abdinur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Faisal Mohamed Abdinur:

Share

Category