Yaasir Murtimaal

Yaasir Murtimaal This is all about jokes and smart thinks to do such like learning languages and mixing with good ideas how to feel better than before i hope that will make

Saadaali Cayaarta Caawa Liverpool vs Manchester United Me Liverpool 3.0
19/01/2020

Saadaali Cayaarta Caawa
Liverpool vs Manchester United

Me Liverpool 3.0

http://StartWeeklyJob.com/?userid=173821
01/12/2018

http://StartWeeklyJob.com/?userid=173821

StartWeeklyJob.com - We has been around since years and has over thousands members worldwide. There are no fees to join, and we send out thousands of dollars in payments to our members every month.

SAMEE LACAG ADIGOO GURIGAAGA JOOGO QAAB  100% FREE
27/11/2018

SAMEE LACAG ADIGOO GURIGAAGA JOOGO QAAB 100% FREE

StartWeeklyJob.com - We has been around since years and has over thousands members worldwide. There are no fees to join, and we send out thousands of dollars in payments to our members every month.

18/05/2018

BISHA SOON XURMEEYOO
NAFTA XAKAMEEYOO
AAQIRO XUSUUSTA

28/04/2018

1- Ku kalsoonow naftaada

2- iska Ilaali furaha guul-darada oo ah in aad hawlaha dib u dhigato ama aad tidhaa hadhow ayaan qaban doonaa.

3- iska Ilaali marka aad go,aan qaadaneyso in aad dhiiranaan weydo.

4- Ha ku lumin wakhtigaaga adoo doonaya in aad waxyaabo badan takhasus u yeelato,taasi waxay kaa dhigeysaa qof aan weli dhadhamin midhihii guusha.

23/04/2018

Ka faa’idaysi wacan:

1– Marka qofka laga xaarrimo nolosha uu doonayo, jidka keliya ee u furani waa in uu sharciga iyo kala dambaynta la dagaalamo.

2– Qofka oo naftiisa ka hela, qabkiisana ku qancaa waa tilmaamta liidashada lagu garto.

3– Sirta noloshu ma’aha in aad samayso waxa aad jeceshay, balse waa in aad jeceshay waxa aad qabanayso.

4– Qaraabada iyo ehelka cunto iyo cabbitaan la wadaag, laakiin abidkaa shaqo ha la wadaagin.

5– Karaamada iyo weynida qofka waxa lagu qiyaasaa illaa xadka uu diyaar u yahay in uu u naxariisto kuwa xaqqiisa qaladka ka gala.

Abaal marin ku hel oo sheeg meeqo weji aa ujeedaaa
14/03/2017

Abaal marin ku hel oo sheeg meeqo weji aa ujeedaaa

Falan qeen ka bixi
23/02/2017

Falan qeen ka bixi

08/02/2017

Soo dhawoow mudane madaxweyne Farmaajo ayadoo wali lagu dooran aa kusoo dhaweeyay ee page kayga like dheh

 Nin shekh ayaa maalin dad wacdinayay Wuxuu ka sheekeeyay dagaalkii Nabiga (NNKH), dhibka loogu gaystey ee ahaa DAGAALKI...
01/02/2017


Nin shekh ayaa maalin dad wacdinayay Wuxuu ka sheekeeyay dagaalkii Nabiga (NNKH), dhibka loogu gaystey ee ahaa DAGAALKII Uxud, markii uu marayay meelihii uu dhaawacyada ka soo gaareen Nebiga uu u sheegayay dadkii uu wacdinayay ayaa waxaa ka soo dhex baxay nin Reer baadiyo ah, markaasuu sheekhii labada Indhood dharbaaxa u geliyey. Markaasuu yiri Ninkii Reer Baadiyaha ahaa "Waadba joogtay oo waadba sheegaysaa maxaad Nabiga dadka dhibka u gaysanaya aad uga celin wayday"

MUKULAAL SOMALIA JOOGTAYMukulaal Somalia joogtay ayaa sacudiga loo waday guriga lageeyey mukulaalkale oo sucudi ah ayaa ...
26/01/2017

MUKULAAL SOMALIA JOOGTAY
Mukulaal Somalia joogtay ayaa sacudiga loo waday guriga lageeyey mukulaalkale oo sucudi ah ayaa joogtay aad ayey u buureed guri gana waxaa joogay dooli aad ubadan dooliga iyo mukulaasha waa saaxiib tii soomalia laga keenayay dooligii ayey weerar kuqaaday mukulaasha sharci kuma ey joogin ciqaamad ayaa laweydiiyey markii laga waayey waa lasoo tarxiilay

Address

Mogadishu
4145A

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaasir Murtimaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Yaasir Murtimaal:

Share