Somali Entertainment

Somali Entertainment Somali Entertainment

kheyr baan rajeeyneeynaa idinka Alle i.a
06/01/2026

kheyr baan rajeeyneeynaa idinka Alle i.a

13/12/2025

mid kamid ah fanaaniinta somali entertainment aan waxyar kunsano, haddii aad leedahay hibada fanka waad nalasoo xiriiri kartaa halkani waa halkaagii iyo meeshii aad kumuujin laheeyday hibadda
faneed. somali entertainment hoogya hal abuurka iyo madadaalada( haxakaarine xaraabeeyso).

09/12/2025

shirkada somali Entertainment waxa ay diyar u tahay qurxinta xafladaada,iyo dhamaan madadaalada aad u baahan tahay sida qaaciga iyo xafladaha soo dhoweynta, k**a marna event management iyo media coverage.
tani waa qeeyb kamid ah shaqooyinka aan qabanay oo ay kamid tahay jaamacadda miltonbrige

30/11/2025

Kooxaha shirkada Somali Entertainment waxa ay diyaar u yihiin inaay xafladaada kadhigaan mid qurux iyo bilaa caajis kusoo dhamaato, nagu casuum xafladadaada ama shirkaaga si aan maalintaada kuugu qurxinno( haxakaarine xaraabeeyso ).

shirkada Somali Entwrtainment waxa ay kuu heeysaa team diyaarsan oo u diyaar ah, inay  xafladaada ay kadhigaan mid aanan...
29/11/2025

shirkada Somali Entwrtainment waxa ay kuu heeysaa team diyaarsan oo u diyaar ah, inay xafladaada ay kadhigaan mid aanan lagu caajisin, waxay diyaar u tahay inaay kuu maamusho teamka madadaalada kuusameeynayo adigoon waqti isaga bixin ( haxakaarine xaraabeeyso).

Shirkadda Somali Entertainment waxay idiin soo bandhigeysaa:Koorsada farshaxanka cusub oo uu bixinayo *Aqiil Arts*hal-ku...
24/07/2025

Shirkadda Somali Entertainment waxay idiin soo bandhigeysaa:
Koorsada farshaxanka cusub oo uu bixinayo *Aqiil Arts*

hal-ku-dhigga Koorsadaan ayaa ah : โ€œFarshaxan iyo Nabadda -

Ma doonaysaa inaad si xirfad leh u barato farshaxanka oo aad horumariso hibadaada hal-abuur?
Ku soo biir koorsadan gaar ah oo socon doonta 15 maalmood .

Waxaad baran doontaa:

๐ŸŽจ Sida wax loo sawiro
๐Ÿ–Œ๏ธ Midabaynta iyo isku-dhafka midabada
โœ‚๏ธ Sameynta stencil casri ah
๐Ÿ•Œ Farshaxanka Islaamiga ah
๐Ÿ–‹๏ธ Farsamooyinka farshaxan

๐Ÿ“ Tirada ka-qeybgalayaasha waa xadidan tahay โ€“ iska diwaangeli hadda!

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah iyo isdiiwaangelin: โ€ญ+252 610602010โ€ฌ

๐Ÿ“ Goobta: Xarunta Somali Entertainment - Mogadishu - Taleex

27/01/2025

๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป Abdalla Hashi Aglad, oo kamid ah ๐™๐™–๐™ก-๐™–๐™—๐™ช๐™ช๐™ง๐™–๐™ฎ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™– Shirkadda Somali Entertainment ayaa inoo soo jeedinayo gabay dhiirigalin ah, oo uu ugu talagalay bulshada Soomaaliyeed.

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, waxa ay marwaliba u taagantahay dhiirigalinta ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

"๐—›๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ".


Shirkadda Somali Entertainment waxa ay diyaar kuula tahay Entertainment Packages, kuwaas oo aad kadooran kartid hadba Pa...
01/01/2025

Shirkadda Somali Entertainment waxa ay diyaar kuula tahay Entertainment Packages, kuwaas oo aad kadooran kartid hadba Package-ka kugu habboon adiga.

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ป๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต;

๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† & ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ, oo aan ugu talagalnay Xafladaha Jaamacadaha iyo iskuulada.

๐—ฉ๐—ถ๐—ฝ ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ, oo aan ugu talagalnay Xafladaha Hayโ€™adaha dowladda iyo kuwo aan Dowliga ahayn.

๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ , oo aan ugu talagalnay Xafladaha Madarasooyinka Diiniga ah.

๐—”๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ, oo aan ugu talagalnay Xafladaha Aroosyada.

๐— ๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ฐ ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ, oo aan ugu talagalnay dadka u baahan qaaciga goobaha dalxiiska iyo xafladaha.

"๐—›๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ".
Nagala soo xariir 61 0602010

Mamuulka somali entertainment ayaa siminar u qabtay ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, oo kamid ah teamamka Somali Entertainment ....
24/12/2024

Mamuulka somali entertainment ayaa siminar u qabtay ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, oo kamid ah teamamka Somali Entertainment .

Siminaarkaas oo ciwaankiisu ahaa ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ
, ayaa waxaa soo jeediyay madaxa ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ Hanad Saciid Maxamed Honest .

Sidoo kale Seminarka waxaa qeyb ka ahaa Maamulka sare ee Shirkadda, iyagoo talooyin, iftiimin iyo dhiirigalin wax ku ool ah siiyay ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.

Shirkadda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
kaliya uma taagno ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, balse waxa ay qeyb ka qaadaneysaa kobcinta ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

"๐—›๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ".

Nagala soo xariir;

Email: [email protected]

Mobile: +252 61 0602010


Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan ka qaybgalno Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Al Hayat Medical University .Xafladdaa...
21/12/2024

Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan ka qaybgalno Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Al Hayat Medical University .

Xafladdaan oo ka dhacday ๐—ง๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Shirkadda Somali Entertainment Mudane Abdirashid Muhiadin Kalmoy iyo Madaxa Departmentiga Madadaalada US Ahmed Ali Abdulle .

Inta ay socotay xafladdaan, waxa uu Mudane Abdirashid kusoo bandhigay goobta ๐—ก๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ aad u qurux badan, oo uu ugu talagalay ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—น-๐—›๐—”๐—ฌ๐—”๐—ง .

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ waxa ay marwaliba diyaar kuula tahay madadaalo dhammaystiran, oo kuu qurxin doonta maalintaada.

" ๐—›๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ".

Nagala soo xariir;

Email: [email protected]

Mobile: +252 61 0602010


๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ฑ-๐˜‚๐—ฝ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ๐˜† ( ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฒ ) , ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜€๐—ผ๐—น-๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ?Haddaba Shirkadda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, waxa a...
29/11/2024

๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ฑ-๐˜‚๐—ฝ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ๐˜† ( ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฒ ) , ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜€๐—ผ๐—น-๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ?

Haddaba Shirkadda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜, waxa ay kuu haysaa fursad aad kusoo bandhigi kartid hibadaada, dakhlina kusamayn kartid.

๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ.

Deadline-ku waxa uu ku egyahay 05/December /2024.

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š๐Ÿ๐š๐š'๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Nagala soo xariir 61 0602010

04/10/2024

๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ป oo kamid ah Fannaaniinta Somali Entertainment ayaa wacdaro kadhigtay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ee ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐—น๐˜€๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, iyadoo kusoo bandhigtay ๐—›๐—ฒ๐—ฒ๐˜€ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ah, oo soo jiidatay dhammaan kasoo qeybgalayaasha shirka.

Shirkadda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ waxa ay diyaar kuula nooc walba oo Madadaalo ah, waxayna diyaar u tahay qurxinta Xafladdaada.

"๐—•๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐˜‚๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ".

"๐—›๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ".


Nagala soo xariir;

Email: [email protected]

Mobile: +252 61 0602010


Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Friday 09:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Entertainment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Somali Entertainment:

Share