27/12/2020
Biri Oo Isniin ah Ciyaartoyda Suuqa la Keeni Doono Waa Kuwaan Liverpol, man utd ayaa ugu Shidan inta kale Ma u maleynaayo iney Dad wax uga Baahan Jiraan oo lacag ku qasaarinaayo Labadaan Koox ayaa ugu Ciyaartooy Adag dhanka Pes Suuqaan.
Hadii aan Ku Hormaro liverpol Waxaa Loogu Doonis Badan Yahay Salax, Arnold Kuwo kalena wey jiri karaan oo Ciyaartoyda Liverpol ah,
Dhanka Man Utd Waxaa iyana loogu doonis Badan yahay Wan Bissaka, Bogba, Cavani, wey Jiri karaan Kuwo kale oo Laga Dooni Karo Ciyaartoyda Man Utd .
Waxaa Kaloo Jiro Free Ciyaaryahan lagu Bixin Doono Oo Man Utd ah Waana Brunno Oo Gaduud Ama Buluug hadba sidaa u taqaano Ee Ka Bogasho wacan Asxaabta Biri Yaanu idin dhaafin
LIKE ,SHARE , COMMENT