Difaac Qaran

Difaac Qaran waa page looga shaqeyo arimaha bulshada oo dhan intooda wanaagsan

27/06/2026

shabeeleTV waa sheeko layaableh

20/06/2026

Hadhow waxey dhihirabaan Allahey ka alla 😄😄😄shuqul makulihi

18/06/2026

Ha sugin berri

Markaad sugto, kafeegu wuu qaboobayaa.
Markaad sugto, xiisuhu wuu kaa lumayaa.
Markaad sugto, maalintu habeen bay isu beddelaysaa.
Markaad sugto, dadku way korayaan.
Markaad sugto, dadku way gaboobayaan.
Markaad sugto, nolosha way soconaysaa.
Markaad sugto, bog kale ayaa furmaya.
Markaad sugto, fursaduhu ma sii jiri doonaan.
Markaad sugto, caafimaadku wuu isbeddeli karaa.
Markaad sugto, tamar ma hayn doontid.
Markaad sugto, wax kasta way dhaqaaqi doonaan.
Markaad sugto, waad ka shallayn doontaa albaab kuu furnaa oo aadan ka faa’iidaysan.

Waa nagu waajib in aan sameyno waxa aan rabno isla jeerkaas, inta waqtigu noo oggol yahay.

Abdiaziz Ak

14/06/2026

Mudane madax weyne qof gobanimo somaliyeed kujirto ayaa rayi keeno ee ragaan imarat iyo isra iil danahooda ayeey halkaan Ka ilaalina yaan

11/06/2026

Omar artan

PSG vs ostan villa

11/06/2026

Sagaal baastar ayaa jooga dalkaan hakasugin xasilooni siyaasadeed intey siyaasada dalka wax kakarinayaan

11/06/2026

Birmadaha iyo unaxa qaranka ee gabdhaha joowhar masha Allah

11/06/2026

Birmadah iyo unaxa qaraaka ee gabdhaha joowhar

10/06/2026

Difaac Qaran
Waxey umahad celineysaa dowlada Somaliyeed iyo shacabkeda sodhaweynta quruxda badan ee halyeyga somaliyeed cumar carta
Sidookale Dhalinyarada gobta ah ee meediyaha reer muqdisho ayey umahad celineysaa🫶🫶🫶

08/06/2026

Address

Dagmada Yaqshiid
Mogadishu
8090

Telephone

+252615449545

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Difaac Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category