Murti Maal

Murti Maal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Murti Maal, Mogadishu.

12/04/2024

Abwan jamac Dayurad.

25/09/2022

Huu huuh guul Isha allah

25/09/2022

Moqokori hiraan Somalia ❤❤❤

22/09/2022

Wilisaqow wadna uroonay.

22/09/2022

Gabayga Jikaar diid ee Abwan Cilmk faradheere

22/09/2022

Qayb ka mid ah Guutoyin ka Macawislay

14/09/2022

Gudoomiyihii H**e ee G.Hiraan oo suugiisa Baroobaystay maanta adkaatay.

14/09/2022

Nabadu Qaali wayee kii qiima ridayow waa noo qori iyo dagaal.

11/09/2022

Hal Askari ayaa dhawaac Soo gaaray kaddib marki laba Qarax oo is xig xigay ay ka dhaceen Bar Kontarol oo cidamadda Amniga ku leeyihiin Bundaweyn

11/09/2022

Jawab kulul oo ku sovoto Hebelkaa xusul

Xil mahamed c/qaadir

11/09/2022

Xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne waxaa goordhow ka dhacay Qarax nuucisa uu yahay bamka gacanta laga tuuro waxaana la maqlayaa rasaas ay furayaan laamaha Amaanka

Faah_faahinta Qaraxa goordhow Halkan kala soco.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murti Maal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share