Isse ali

Isse ali soomaaliya ha noolaato

03/06/2021
Ra'iisul Wasaraaha Xukuumadda JFS, Hassan Ali Khaire oo maanta kormeer ku tagay tuulada Ciyaaraha dalka ee Stadium Mogad...
19/02/2020

Ra'iisul Wasaraaha Xukuumadda JFS, Hassan Ali Khaire oo maanta kormeer ku tagay tuulada Ciyaaraha dalka ee Stadium Mogadishu oo ay ka socoto dhigista ama goglista cowska macmalka.

Naadiga Manchester City ayaa wajaheysa suurtagalnimada in laga xayuubiyo horyaalkoodii Premier League ee ay ku guuleyste...
16/02/2020

Naadiga Manchester City ayaa wajaheysa suurtagalnimada in laga xayuubiyo horyaalkoodii Premier League ee ay ku guuleysteen 2014 hadii baaritaan gaar ah oo Premier League ah lagu ogaado inay ku xadgudbeen sharciyada dhaqaalaha

DEG-DEG: Manchester City ayaa Champions  Leagea laga ganaaxay labada xilli ciyaared ee soo adan iyo in ay bixiyaan €30m,...
14/02/2020

DEG-DEG: Manchester City ayaa Champions Leagea laga ganaaxay labada xilli ciyaared ee soo adan iyo in ay bixiyaan €30m, ka dib markii ay jabiyeen sharciga dhaqaale wanaaga

Garoonka Cayaaraha Muqdisho oo Cowskii macmalka ahaa lagu bilaabey
11/02/2020

Garoonka Cayaaraha Muqdisho oo Cowskii macmalka ahaa lagu bilaabey

FT: AC Milan 2-4 Inter Milan 🔵⚫Kooxda Inter Milan ayaa ka soo laabatay labo gool oo looga hormaray, waxaana ay ku adkaat...
09/02/2020

FT: AC Milan 2-4 Inter Milan 🔵⚫

Kooxda Inter Milan ayaa ka soo laabatay labo gool oo looga hormaray, waxaana ay ku adkaatay kulankan Milan Derby afar gool oo ay dhalisay qeybta dambe ee ciyaarta

Inter way soo laabatey
09/02/2020

Inter way soo laabatey

HT: Inter 0-2 Milan:Ibraahimovic ayaa goolna caawiyey goolna dhaliyey
09/02/2020

HT: Inter 0-2 Milan:

Ibraahimovic ayaa goolna caawiyey goolna dhaliyey

Real madrid ayaa hogaanka Laliga  sii dheereysatey ka dib markii ay guul ka gaareen dhigeeda Osasuna waxaana hogaanka ku...
09/02/2020

Real madrid ayaa hogaanka Laliga sii dheereysatey ka dib markii ay guul ka gaareen dhigeeda Osasuna waxaana hogaanka ku Qabteen lix dhibcood waxayna sugi doonaan kulanka barca waxa uu kuso dhamaan doono

Sergio Ramos ayaa 90 gool u dhaliyay  Real Madrid dhaman tartamada oo idil
09/02/2020

Sergio Ramos ayaa 90 gool u dhaliyay Real Madrid dhaman tartamada oo idil

HT: Osasuna 1-2 Real Madrid
09/02/2020

HT: Osasuna 1-2 Real Madrid

Inter vs Ac milan waa kulan aad u xiiso badan waa derby milan inter aya kusii dhowaan karta dhigeeda juventus oo xalay l...
09/02/2020

Inter vs Ac milan waa kulan aad u xiiso badan waa derby milan
inter aya kusii dhowaan karta dhigeeda juventus oo xalay laga badiyey waxay soo geli doontaa caawa 10:45
Hadaba yaa guusha u Rajeyneysa labada kooxood

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isse ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share