Faro-babur

Faro-babur Fadlan nagu soo biir

31/08/2025

Taariikhda Magaalada Hargeysa iyo Labadii Guri ee Ugu Hor-dhisay

Qore: Cali Cabdi Coomay

1. Aasaaska Magaalada Hargeysa

1860 – Waxaa aasaasay Sheekh Madar iyo culimo la socotay.

Waxay yimaadeen dooxa Hargeysa, oo caan ku ahaa dhir badan iyo duurjoog (kaneeco, masas, libaaxyo).

Sheekh Madar ayaa weysadiisii ku shubay dooxa, isagoo yidhi: “Halkan ayaynu degaynaa haddii Alle idmo.”

Culimadii markii dambe waxay u guureen taagga Jameecada, si ay uga badbaadaan duurjoogta.

---

2. Xilligii Cusmaaniyiinta (1870-meeyadii)

Xilligii Turkiga Cusmaaniyiinta, jamaacaddii Sheekh Madar waxay heleen ciidan hubaysan oo laga siiyey maamulkaas.

Masaajidkii oodda ahaa ee yaraa wuu yaraaday, waxaana loo ballaadhiyey dargad weyn – kaas oo noqday Masaajidka Jameecada weyn.

---

3. Gurigii Ugu Horreeyey ee Hargeysa (1883)

1883 – Masaajidka Jameecada ayaa looga dhisay dhagax.

Waxaa lagu baran jiray tafsiirka Qur’aanka si joogto ah.

Tani waxay caddeyn u tahay in dhismihii ugu horreeyey ee dhagax laga dhiso magaalada Hargeysa uu ahaa Masaajidka Jameeco weyn.

---

4. Gurigii Labaad ee Hargeysa (1895)

1895 – Waxaa la dhisay gudbiga Sheekh Madar.

Dhismahan wuxuu ahaa gurigii labaad ee dhagax ah ee Hargeysa laga dhiso.

Waxaa dhistay Ingiriis ugaadhsato ahaa oo la odhan jiray Lord Derimer, waxaana dhulka iyo dhismaha siiyey Sheekh Madar.

Xilligaas dadku waxay ku jireen aqallo Soomaali iyo dergado, mana awoodin inay dhistaan guryo dhagax ah.

---

5. Xusuus gaar ah

Qaar ka mid ah dadka sida Xaaji Cabdi Waraabe (AHN) ayaa lagu tilmaamaa in uu ahaa qof taariikhda Hargeysa hayey.

Laakiin dhacdooyinkii h**e (1860-meeyadii) cid markhaati ka ah maanta ma jirto.

Sidaa darteed, waxaa inta badan la daliishadaa qoraalladii shisheeyaha iyo buugaagta.

---

Tixraac

Cabdirisaaq Caqli – Sheekh Madar, Aasaasihii Hargaysa
Qoraa: Khadar Abdi Adan

FURSAD SHAQO  U SHARE GARE ZHPKAGA SHAQO LA'ANTU HAYSO
05/05/2024

FURSAD SHAQO U SHARE GARE ZHPKAGA SHAQO LA'ANTU HAYSO

Shirkadaha TIMIRTA soo saara ee ay leedahay Yuhuudu ee ay magacdoodu sawirka ku xusan yihiin waxaan Ganacsatada soomaali...
19/02/2024

Shirkadaha TIMIRTA soo saara ee ay leedahay Yuhuudu ee ay magacdoodu sawirka ku xusan yihiin waxaan Ganacsatada soomaaliyeed ka codsanaynaa inayna Timirtooda soo dajisan waayo waxaa Yuhuuda uga soo xeroonaaya dhaqaale farabafan oo lagu dhibaateeyo muslimiinta Falastiin.

FG:- Timirta magacyada hoose wadata lacagtaada ha ku bixin walaal.
Fadlan walaal share dhe oo gaadhsii asxaabtaada.

15/01/2023

Car keen MaGac dumar oo ka kaca “Dh” oo ka ahayn ( dhuux , dhool ) ????

Hal duco u reeb wllkeen Abwaan geesi 🥲
29/11/2022

Hal duco u reeb wllkeen Abwaan geesi 🥲

04/02/2022

Gorme dawatay riwayadan

Ramadan Mubarak ¡Laahay acmaasha wanagsan ha ¡naga aqbal○Ku salli xabiibkeena Muxamed صلى الله عليه وسلم
18/04/2021

Ramadan Mubarak

¡Laahay acmaasha wanagsan ha ¡naga aqbal○

Ku salli xabiibkeena Muxamed صلى الله عليه وسلم

GormE KuGu danpaY In ad warQadan Qorto ME 2007RaGGii HaplaHa jaarka ku zhukan zan jiray mention soo dhehLike dana yaan l...
28/12/2020

GormE KuGu danpaY In ad warQadan Qorto
ME 2007
RaGGii HaplaHa jaarka ku zhukan zan jiray mention soo dheh
Like dana yaan layga ilawin

Ogaysiis ogaysiis muwadin hadii aad qaadatay kaadhka cod bixinta waxa aan kuu hayaa fursad aad ku iibin karto kaadhkaaga...
16/12/2020

Ogaysiis ogaysiis muwadin hadii aad qaadatay kaadhka cod bixinta waxa aan kuu hayaa fursad aad ku iibin karto kaadhkaaga cod bixin ta.

What's appkaga hoos noogu reeb si aad u hesho qiimo macquul ah oo ku raali gelin doona. MaHadsanid

Ilaahy dhibaato haka xafido gacantii soo qorta Salliga nebiga SCW SCW SCW
10/10/2020

Ilaahy dhibaato haka xafido gacantii soo qorta
Salliga nebiga SCW SCW SCW

10/10/2020

Pagge ka FARO BAABUUR waxa aad ka helaysaa ENTERTAINMENT xiiso badan iyo TRUE STORY

Fadlan nagu soo biir pagge kana like saar

Address

Mogadishu

Telephone

+252634367045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faro-babur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category