02/09/2026
Waxaan xaqiijineynaa wax ka bedelidda guddiga GMDSQ in ay tahay xalka kaliya ee lagu aamini karo loogana qayb gali karo doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, Maadaama ay ku guuldareesteen in ay raacaan xeerarka iyo habraaca doorashooyinka: