21/11/2022
Hambalyo hamblyo waxan u hamblyeynayaa malinta macaliminta somaliyed 21/Nov/2022.
Waxan si qaas ah farxadda ula qeebsanaya macaliminteyda ee schoolka AHMED GUREY primary and secondary school " Ebuulaburde.
Waxan mar labaad lee yahay macaliminteyda iyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed hambalyo hambalyo kun iyo kow jeer๐ฅฐ