SYD Portrait

SYD Portrait 📍Xarumaha Shirkada Waxay ku yaalaan Muqdisho
🏠 Xarunta1 Howlwadaag:- 613779979
🏰 Xarunta2 Banadir:- 613793779

Sawirada uurka iyo dharka uurka oo aad ka heli kartaan xarun walba ee aan ku leenahay Somalia🇸🇴 iyo xarunta nairobi.🇰🇪ht...
07/05/2026

Sawirada uurka iyo dharka uurka oo aad ka heli kartaan xarun walba ee aan ku leenahay Somalia🇸🇴 iyo xarunta nairobi.🇰🇪
https://wa.me/+252613779979
̇tphotography

Macaamiisheena qaaliga ah,Muddooyinkan dambe aad ayaan ugu mashquulsaneyn shaqooyinka sawir qaadista iyo adeegyada aan i...
27/03/2026

Macaamiisheena qaaliga ah,
Muddooyinkan dambe aad ayaan ugu mashquulsaneyn shaqooyinka sawir qaadista iyo adeegyada aan idin siinnay. Aad ayaan ugu mahadcelineynaa kalsoonida iyo taageerada aad na siisaan. 🙏📸

Si aan xoog iyo tamar cusub ugu soo laabano, 𝗦𝗬𝗗 𝗣𝗼𝗿𝘁𝗿𝗮𝗶𝘁 Team waxay qaadanayaan fasax yar oo hal isbuuc ah, laga bilaabo Axad 29 March 2026 ilaa Axad 5 April 2026.

Inta aan fasaxa ku jirno adeegyada studio-ga way xirnaan doonaan.
Waxaan si buuxda ugu soo laaban doonaa shaqada 5 April 2026.

Waad ku mahadsan tihiin fahamka iyo taageerada aad mar walba na siisan. 💙
– Capturing Your Best Moments.

Address

W21
Mogadishu

Telephone

+252613779979

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYD Portrait posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to SYD Portrait:

Share