King bozz

King bozz Hᴀʟᴋᴀɴɪ ᴡᴀ ᴍᴀǫᴀxɪᴅᴇʏᴅᴀ

14/08/2024

14/08/2024

Eid Mubarak! Waxaan dhamaanteen inoogu hambalyeeynayaa munaasabadda Ciidda Carafo. Ilahay ha ka aqbaalo dhamaan xujeyda ...
08/07/2022

Eid Mubarak!
Waxaan dhamaanteen inoogu hambalyeeynayaa munaasabadda Ciidda Carafo. Ilahay ha ka aqbaalo dhamaan xujeyda sanadkan, intaan fursadda u helina in xajiyaan sanadkan, in ilaahay ducadda, salaada iyo soonka ka aqbalo, xilli ay ku xajiyaan mustaqbalkana fursad u siiyo insha allah.

08/07/2022

2 gabdhood oo isla socda ayaa shaqo wada doontay, midiiba hal su'aal ayaa la waydiiyey tan 1aad goorma ayuu dhacay weerarkii diyaaradaha ee Newyork? Tan 2aad dadkii ku dhintay magacyadoodii ayaa la waydiiyey🤣🙈 muxuu noqon karaa farqiga u dhexeeyey 2daa gabdhood?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when King bozz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share