Wanaag Online Market

Wanaag Online Market Page kan Follow-da Ku Taageer

19/11/2023

Ninkan Hadaa Taqaano Mention
Soo dheh

Qofka 3 xaad @

Wanaag Online Market

Maanta waxaan maqlayaa waa maalinta caalamiga ah ee "Doobnimada" Rag iyo dumar. Haddaba halkan uga yeer qof iskaabulo ah...
11/11/2023

Maanta waxaan maqlayaa waa maalinta caalamiga ah ee "Doobnimada" Rag iyo dumar. Haddaba halkan uga yeer qof iskaabulo ah, ka dibna tahniyad u dir.

Wanaag Online Market

Qaza Qaza Allah Badbaadiyo Halkani waa Qaza oo ay qaraxa gantaaladdu mugdigii magaaladda u badaleen sida Subax oo kale.I...
27/10/2023

Qaza Qaza Allah Badbaadiyo

Halkani waa Qaza oo ay qaraxa gantaaladdu mugdigii magaaladda u badaleen sida Subax oo kale.

Internetkii, iyo Korontaddiiba waa laga jaray waxaana ku socota Duqayn cir, dhul iyo bad ah.

Waa duqaymihii ugu adkaa uguna arxanka darnaa ee ka dhaca magaaladda 20kii maalmood ee uu dagaalku socday.

Ku Cabir Maahmaah Soomaaliyed Sawirkan?
20/10/2023

Ku Cabir Maahmaah Soomaaliyed Sawirkan?

Niger 🆚 Somalia Xulka Kubbadda cagta Somalia ayaa Caawa laciyaari doona kulankii ugu horreeyay ee heer caalami oo saaxii...
14/10/2023

Niger 🆚 Somalia

Xulka Kubbadda cagta Somalia ayaa Caawa laciyaari doona kulankii ugu horreeyay ee heer caalami oo saaxiibtinimo dhigooda Xulka Niger.

Sadaali oo ku guuleyso $20.

Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.

F.G. Shuruudaha Waa inaa Buuxisaa.

KU SOO DHAWAADA
31/08/2020

KU SOO DHAWAADA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wanaag Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share