Abdirahman jila'ow

Abdirahman jila'ow igu dhiira gali wanaaga🙏🥰

26/04/2024
Reer Hirshabeele Banaanka ayaa lagu celinayaaaa  ilaa hada  Garoonka k**a muuqdaan Astaamaha Hirshabeele🙈😁🤣
29/01/2024

Reer Hirshabeele Banaanka ayaa lagu celinayaaaa ilaa hada Garoonka k**a muuqdaan Astaamaha Hirshabeele🙈😁🤣

01/12/2023

Xasuusaha qaar waa kuwa
Kaa dhiga qoraa aan garaneyn
buugga uu qoraayo magaciisa

J U M C O W A N A G S A N

30/11/2023

only reer gobal ayaa sameyn kara💪

29/11/2023

Sida loo wada qurux badan yahy
Looma wada qalbi wanaagsana
🤔🤔

Ma jiro ruux dheeli tiranMa ahan aadmigu dhameysDhacdhaco waa sheyjireeHaqaadan.......................?
04/11/2023

Ma jiro ruux dheeli tiran
Ma ahan aadmigu dhameys
Dhacdhaco waa sheyjiree
Haqaadan.......................?

23/10/2023

Guusha waa sida Dhusada oo kle Waxey dhibhtaa dadka kugu hareereysan😂

20/10/2023

Jumco wanaagsan

Saaxibkaaga wanaagsan waa midka ka fakara Aduun iyo Aakhiradaada
03/10/2023

Saaxibkaaga wanaagsan waa midka ka fakara Aduun iyo Aakhiradaada

❤️
16/05/2023

❤️

16/04/2023

Alx waxaaa saakay oo Taarikhdu tahy 25-09-1444 Hijri oo ku asteysan 16-04-2023 Reerka kusoo biirtay inan looguna magac daray abdirahmaan jila'ow aabo noqo tii D.D.D. wax u tarta🤲

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman jila'ow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Abdirahman jila'ow:

Share

Category