16/12/2024
Dadka madaxda ka agdhow waxey u arkaan ka agdhawaashaha maxadaxda iney tahay heer aad iyo aad usareeya taaso keenta in qof madaxweynaha ka agdhow uu xaqiiqada iska iindhatiro taaso keenta in madaxda ay waayaan qof xaqiiqada kala hadla oo ka agdhow kadibna ay wadada qaldan u arkaan mid qumman
"WAXA KALiYE EE AAN TAARiiKHDA KABARANO WAA iNAAN TAARiiLHDA WAXBA LAGA BARAN"