16/11/2025
Duminta Qiyamka Bulshada:
Falsafad mug weyn ayaa sheegaysa in hadii la rabo in Bulsho Dhaqankooda, Qiyamkooda, Akhlaaqdooda iyo Diintooda la burburiyo in meesha laga saaro Bulshadaasi waxyaabihii Qiyamka u ahaa ( Destroy the values of a people, and you destroy the people long before their bodies fall).
Bulshada dhaqankeedu waa lafdhabar, in jabiyo lafdhabartaas waxay keenaysaa inu burburo jidhka gabi ahaanba, dhinaca kale waxa jirta Falsafad kale oo tidhaahda "Bulshadu ma burburto marka cadowgu dibadda ka soo weeraro, balse waxay bas beeshaa marka anshaxeeda uu ka dhinto"
Gabyaagii Filosoofkana ahaa Thomas Stearns Eliot wuxu yidhi "Marka akhlaaqdu meesha ka baxdo, dhaqankii oo dhami wuu dumaaβ. When morality is gone, the whole culture collapses.β
Maanta waxkasta oo laga xishoon jirey waa lagu faanaa, maalinba Baal cusub ayaa la rogayaa!
π MA in Project Management| BSc in Islamic Economics & Banking
π Finance β’ Strategy β’ Development
π Focused on Growth & Impact.