Astaan Music

Astaan Music ASTAAN MUSIC - HOME OF MUSIC AND ENTERTAINMENT

04/09/2025

LAFOOLE 2025 | JAWI | HEELLO | ASTAAN MUSIC

Fanaanka dhalinyaradda Isma IP - Maaliyow - ayaa kusoo dhaweynay Hoyga Halabuurka iyo Madadaalada Astaan.
17/07/2025

Fanaanka dhalinyaradda Isma IP - Maaliyow - ayaa kusoo dhaweynay Hoyga Halabuurka iyo Madadaalada Astaan.

13/07/2025

Xuseen Cabdullle “Waayihiisi h**e ilaa hadda fannaan heesihiisa la dhageysto in qiimihiisa loogu mahadceliyo Salaad Darni waa mudan yahay”.

Habeenka Salaad Darbi.

13/07/2025

Safiya Maxamed “Salaad Darbi fannaan weyn oo wadanka usoo halgay inaan maamuuskiisa joogo nasiib ayaan u helay si beri naloo maamuuso anagana ayaan u joogna caawa”.

Habeenka Salaad Darbi.

13/07/2025

Axmed Saciid “Markii aan soo qaangaaray Salaad Darbi heesihiisa ayaan ku shukaansan jiray gabdhaha”.

Habeenka Salaad Darbi.

13/07/2025

Deeq Darajo “Heesaha Salaad Darbi haddii dad ila hooriyo ay i ag joogaan isaga ayaan is moodaa”.

Habeen Saaad Darbi.

13/07/2025

Saadaq Cagmadhige “Aniga dhallinyarada hadda fankii h**e waanku dhaamaa Salaad Darbi in waxtarkiis la qiro waan soo dhaweynaya”.

Habeenka Salaad Darbi.

13/07/2025

Maxamed Deeyoo “Anigoo dugsiiley ah fannaanka aan heesahiisa maqli jiray inaan caawa maamuuskiisa joogo wax wayn ayey iiga dhigan tahay”.

Habeenka Salaad Darbi

13/07/2025

Goat Geesey “Salaad Darbi wuu mudan yahay in la weyneeyo wuxuuna ka mid ahaa tiirarkii ugu waa weynaa fanka Soomaaliyeed waana la xusi doonaa”.

Habenka salad darbi

13/07/2025

Cali Aadan “13 jirkiisa ilaa hadda uu 75 jir yahay inuu qarankiisa u adeegey in caawa lagu maamusayo Salaad Darbi maamuus ka weyn ma jiro”.

Habeenka Salaad Darbi.

Gabagabada Xafladda soo dhaweynta Fanaan Salaad Darbi oo si toos ah uga socota Astaan TV.
11/07/2025

Gabagabada Xafladda soo dhaweynta Fanaan Salaad Darbi oo si toos ah uga socota Astaan TV.

11/07/2025

Abwaan Cabdi Dhuux “Salaad Darbi waa fannaanka keliya ee ruwaayad kasta oo uu dhigay ninka garabkiisa taagnaa ayaan ahaa”.

Habeenka Salaad Darbi.

Address

Astaan
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan Music posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share