12/12/2023
Waxan halkan ugu hambalyena wlalkay Ahmed Abdi iyo dumashiday Shukri Abdi Ahmed oo maanta meherkoda ka dhacaya magalada mugadisho
Waxan idiin leyahy gurigiina guri nagi wiil iyo caano gabar iyo caano
Markale hambalyo hambalyo hambalyo